Xafiiska Gudiga Sare Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay
Appearance
- Boga "OHCHR" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Xafiiska Gudiga Sare Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay Office of the United Nations High Commissioner for Human Rights Haut-Commissariat des Nations unies aux droits de l'homme (Af-Faransiis) | |
Loo soo gaabiyo | OHCHR HCDH |
---|---|
Samaysmay | 20 Diisamber 1993 |
Nooca | Wakiil |
Sharciga | Shaqaysa hada |
Hogaanka | Zeid bin Racad, Gudi Sare Xuquuqda Aadamah |
Website | http://www.ohchr.org |
Xafiiska Gudiga Sare Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : Office of the United Nations High Commissioner for Human Rights, loo soo gaabiyo: OHCHR; Af Carabi : ar) waa xubin ka tirsan wakiilada khaaska ee Ururka Qaramada Midoobay taasi oo dhiirigelisa isla markaana difaacsa xuquuqda dadka taasi oo cuskanaysa sharciyada caalamiga ah ee Xuquuqda Aadamaha. Xafiiskan waxaa asal ahaan abuuray Golaha Sare ee Qaramada Midoobay markey taariikhdu ahayd 20 Diisambar 1993[1] taasi oo ka dab qaadanaysay Shirkii Xuquuqda Aadamaha ee 1993.
Qoraalo La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Ku saabsan Qaramada Midoobay
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Linkiyo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Official website
- United Nations Rule of Law: The Office of the High Commissioner for Human Rights Archived Juun 27, 2020 // Wayback Machine, on the rule of law work conducted by the Office of the High Commissioner for Human Rights.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |