Golaha Sare Qaramada Midoobay
- Kani waa maqaal ku saabsan Golaha ugu sareeya QM. Bogag kale fiiri "Qaramada Midoobay". Boga "GSQM" halkan ayaa laga soo toosiyay
Golaha Sare Qaramada Midoobay United Nations General Assembly الجمعية العامة للأمم المتحدة (Carabi) | |
Loo soo gaabiyo |
|
---|---|
Samaysmay | 1945 |
Nooca | Xubin sare (madaxda) |
Sharciga | Hada shaqaysa |
Hogaanka | Madaxweynaha: Mogens Lykketoft |
Ururka leh | Qaramada Midoobay |
Website | www.un.org/ga |
Xubinimada iyo Ka Qeybqaadashada |
---|
Labo qoraal oo sharaxaya xubinimada iyo ka qeyb qaadashada shaqada Golaha Sare, fiiri: |
Golaha Sare Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations General Assembly; Af Carabi : ar) (sida badan loo soo gaabiyo UNGA ama GA) waa xubin ka mid ah Lixda Xubnood Qaramada Midoobay iyo meesha kali ah ee dhamaan xubnaha Qaramada Midoobay ku leeyihiin wakiilo (dad matala).
Golahani wuxuu awood u leeyahay inuu xaqiijiyo kharashka ku shaqeeyso Qaramada Midoobay, u magaaco xubin aan joogto ahayn Golaha Amniga Qaramada Midoobay, ka helo warbixin dhamaan xubnaha, wakiilada, hayadaha iyo ururada Qaramada Midoobay isla markaana amar iyo talobixin siiyo ururadaasi.[1]
Qoraalo La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |