Barnamijka Horumarka Qaramada Midoobay
- Kani waa maqaal ku saabsan hayada horumarka QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay. Haku khaldin "UNDPI"
- "Boga "UNDP" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Barnaamijka Horumarka Qaramada Midoobay United Nations Development Programme | |
Loo soo gaabiyo | UNDP |
---|---|
Samaysmay | 1965 |
Nooca | Barnaamij QM |
Sharciga | Shaqaysa hada |
Fadhiga | New York
(Deegaano Caalamiya) |
Hogaanka | Helen Klark |
Ururka leh | ECOSOC[1] |
Website | www.undp.org |
Barnaamijka Horumarka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Development Programme, loo soo gaabiyo: (UNDP); Af Carabi : ar) waa shabakada horumarka Ururka Qaramada Midoobay. Waxa fadhi u ah magaalada New York, wadanka Maraykanka; howlaha ugu muhiimsan ee hayada UNDP qabato waxaa ka mid ah u ololeynta isbedel waxtar leh iyo xidhiidhinta wadanada iyo aqoonta (sida horumarinta waxbarashada iyo aqoonta). Sidoo kale, hayadani waxay ka caawisaa wadanada iyo bulshooyinka ineey helaan waayoaragnimo aqooneed iyo kheyraadka lagu caawin karo dadka si eey horumar u gaadhaan. Waxay bixisaa siminaaro, tabobaro, aqoon korodhsi qurbaha ah (scholarship), agab teknooloji iyo waxyaabaha kale ee muhiimka ah.
Si kastaba ha ahaate, hayada UNDP waxay hoostagtaa gudida talada xafiiska Golaha Sare Qaramada Midoobay, kaasi oo ah xafiiska sadexaad ee ugu awooda badan Ururka Qaramada Midoobay, waxa ka horeeya kaliya Xoghayaha Guud iyo ku xigeenka Xoghayaha Guud.[2]
Qoraalo La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Linkiyo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Official UNDP web site
- Official UNDP job site
- Official UNDP Twitter Stream
- Official UNDP Facebook Page
- Official UNDP LinkedIn Page
- Official UNDP Instagram Account
- Official UNDP Google Plus Page
- UNDP for Beginners Archived Oktoobar 20, 2015 // Wayback Machine.
- United Nations Rule of Law: United Nations Development Programme Archived Febraayo 7, 2012 // Wayback Machine
- Declaration on Social Progress and Development
- UNDP Europe and CIS Archived Juun 20, 2010 // Wayback Machine
- Twitter Europe and CIS Stream
- Knowledge Pilot Platform for Latin America and the Caribbean Archived Oktoobar 14, 2008 // Wayback Machine
- / UNDP International Policy Centre for Inclusive Growth
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Nuqul Archive" (PDF). UN-USA. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 14 June 2007. Soo qaatay 13 December 2007. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) (from internet archive) - ↑ un.org
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |