Ururka Badaha Aduunka
Appearance
- Kani waa maqaal ku saabsan Ururka Badaha QM. Bogag kale fiiri "hay'adaha QM". Boga "IMO" halkan ayaa laga soo toosiyay
Ururka Badaha Caalamiga International Maritime Organization | |
Loo soo gaabiyo | IMO |
---|---|
Samaysmay | 1959 |
Nooca | Wakiil Khaas ah |
Sharciga | Hada shaqaysa |
Fadhiga | London, Boqortooyada Britayn |
Hogaanka | Koji Sekimizu[1][2] |
Website | www.imo.org |
Wakhtiyadii hore waxaa ururkan loo yaqaanay Ururka Talobixinta Badaha Dowladaha (Inter-Governmental Maritime Consultative Organization) |
Ururka Badaha Caalamiga (Af Ingiriis : International Maritime Organization; Af Carabi : ar) (loo soo gaabiyo IMO) wakhtiyadii hore loo yaqaanay Ururka Talobixinta Badaha Dowladaha (Inter-Governmental Maritime Consultative Organization; IMCO)[3] waa wakiilka khaaska Qaramada Midoobay u qaabilsan socdaalka maraakiibta iyo gooshitaanka badweynta caalamka. Sanadkii 1948 ayaa magaalada Jeniifa lagu aasaasay ururka IMO[4] wuxuuna shaqo bilaabay toban sano ka dib, wakhtigaasi oo talaabada ugu horeeysay qaaday sanadkii 1959.
Taariikh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qoraalo La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Linkiyo Madaxbanaan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- International Maritime Organization
- List of IMO member states on www.imo.org Archived Mey 11, 2015 // Wayback Machine
- IMO: What It Is(2001)
- Convention:
- status
- text Archived Sebteembar 26, 2015 // Wayback Machine
- IMO moved to Piccadilly in 1970
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Personal Page of the Secretary-General Archived Mey 19, 2015 // Wayback Machine, accessed: 30 January 2012
- ↑ Press-Briefing "Positional changes at IMO Secretariat" Archived Mey 12, 2015 // Wayback Machine, accessed: 30 January 2012
- ↑ . International Maritime Organization http://www.imo.org/en/About/Pages/Default.aspx. Soo qaatay 28 August 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Hoffman, Michael L. (4 March 1948). p. 51 http://query.nytimes.com/gst/abstract.html?res=9B03E4D71E3CE03ABC4C53DFB5668383659EDE. Soo qaatay 28 August 2015. (rukhsad loo baahan yahay (help)). Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |