Barnamijka Deegaanka Qaramada Midoobay
Appearance
- Boga "UNEP" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Barnaamijka Deegaanka Qaramada Midoobay United Nations Environment Programme (UNEP) | |
Loo soo gaabiyo | UNEP |
---|---|
Samaysmay | 5 Juun 1972 |
Nooca | Barnaamij |
Sharciga | Shaqaysa hada |
Fadhiga | Nayroobi, Kenya Kiinya |
Hogaanka | Inger Andersen Denmark |
Ururka leh | Qaramada Midoobay |
Website | www.UNEP.org |
Barnamijka Deegaanka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Environment Programme, loo soo gaabiyo: UNEP; Af Carabi : ar) waa wakiilka Ururka Qaramada Miboobay u qaabilsan daryeelka iyo ilaalinta deegaanka kaasi oo daba socda dhaqdhaqaaqa iyo isbedelka dad-sameega ah ee ku yimaada deegaanka. Ururkan waxaa fadhi u ah caasimada Nayroobi ee wadanka Kiinya.
Qoraalo La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Linkiyo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- www.UNEP.org websiteka ururka
- websiteka Qaramada Midoobay
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |