Wakaalada Awooda Atomik Aduunka
Coordinates: 48°14′2″N 16°24′58″E / 48.23389°N 16.41611°E
- Kani waa maqaal ku saabsan hayada awooda nukliyeerka QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay. Haku khaldin
- "Boga "IAEA" halkan ayaa laga soo toosiyay.
International Atomic Energy Agency | |
Loo soo gaabiyo | IAEA |
---|---|
Samaysmay | Luuliyo 29, 1957 |
Nooca | Urur Caalami |
Sharciga | Shaqeynaysa hada |
Fadhiga | Fiyenna, Austriya |
Xubnoha | 165 dowladaha xubinta ka ah ururka |
Hogaanka | Yukiya Amano |
Website | www.iaea.org |
Wakaalada Awooda Atomik Aduunka (Af Ingiriis : International Atomic Energy Agency, loo soo gaabiyo: (IAEA); Af Carabi : ar) waa urur caalami ah oo ka shaqeeya isla markaana dhiirigeliya isticmaalka awood nukliyeer amaan ah oon cidna halisgelin kari, iyo in laga maarmo (tanaasulo) haysashada hub nukliyeer oo loo isticmaali karo awood ciidan (milatary power)
Ururkan IAEA waxaa la aasaasay 29 Luuliyo 1957, ayadoon cidina ka war qabin. Hadab inkastoo ururkan la aasaasay si madax banaan ka dib markii wadano dhowr ahi heshiiska saxeexeen, wuxuu maanta si toos ah u hoostagaa isla markaana warbixin siiyaa Golaha Sare Qaramada Midoobay[1] iyo Golaha Amniga.
Guud ahaan ururka IAEA waxaa xaruntasare ku leeyahay magaalada Fiyeena ee wadanka Austriya. Sidoo kale wuxuu labo xafiis oo khaas ah ky leeyahay magaalada Toronto, Kanada, iyo Tokyo, Jabaan. Ururkani wuxuu kormeera isla markaana ilaaliyaa isticmaalka awood nukliyeer oo looga faa'iideysto si aan waxyeelo u lahayn dadka iyo deegaanka.
Qoraalo La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Ku saabsan Qaramada Midoobay
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Linkiyo Baxsan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- IAEA website
- NUCLEUS – The IAEA Nuclear Knowledge and Information Portal
- Official IAEA YouTube channel
- In Focus : IAEA and Iran
- IAEA Bulletin Archived Sebteembar 18, 2008 // Wayback Machine
- Agreement on the Privileges and Immunities of the International Atomic Energy Agency, 1 July 1959
- A Pictorial History of "Atoms for Peace"[dead link], ISBN 978-92-0-103807-4
- IAEA Department of Technical Cooperation website
- Programme of Action for Cancer Therapy (PACT) – Comprehensive Cancer Control Information and Fighting Cancer in Developing Countries
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ . IAEA http://www.iaea.org/About/statute.html. Soo qaatay 16 November 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |