Jump to content

Xafiiska Gudiga Sare Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay OHCHR)
Boga "OHCHR" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Xafiiska Gudiga Sare Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay
Xafiiska Gudiga Sare Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay
Office of the United Nations High Commissioner for Human Rights
Haut-Commissariat des Nations unies aux droits de l'homme (Af-Faransiis)
Loo soo gaabiyoOHCHR
HCDH
Samaysmay20 Diisamber 1993
NoocaWakiil
SharcigaShaqaysa hada
Hogaanka
Zeid bin Racad, Gudi Sare Xuquuqda Aadamah
Websitehttp://www.ohchr.org

Xafiiska Gudiga Sare Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : Office of the United Nations High Commissioner for Human Rights, loo soo gaabiyo: OHCHR; Af Carabi : ar‎) waa xubin ka tirsan wakiilada khaaska ee Ururka Qaramada Midoobay taasi oo dhiirigelisa isla markaana difaacsa xuquuqda dadka taasi oo cuskanaysa sharciyada caalamiga ah ee Xuquuqda Aadamaha. Xafiiskan waxaa asal ahaan abuuray Golaha Sare ee Qaramada Midoobay markey taariikhdu ahayd 20 Diisambar 1993[1] taasi oo ka dab qaadanaysay Shirkii Xuquuqda Aadamaha ee 1993.


Qoraalo La Xidhiidha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ku saabsan Qaramada Midoobay

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: