Maalgelinta Lamaane Caalamiga Qaramada Midoobay (UNFIP)
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay UNFIP)
- Boga "UNFIP" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Habka Caawinta Horumarka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Fund for International Partnerships , loo soo gaabiyo: UNFIP) waxaa sameeyay Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay mudane Kofi Annan bishii Marjo 1998. Shaqada ugu horeeysa ee ururka UNFIP waa maamulida iskuxidhka wakiilada Qaramada Midoobay, waaxyaha ururka, iyo barnaamijyada khaaska loo leeyahay. Guud ahaan ururku wuxuu ka dhex shaqeeyaa qeybaha iyo waaxyada Qaramada Midoobay.
Qoraalo La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Ku saabsan Qaramada Midoobay
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Linkiyo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- United Nations Fund for International Partnerships website[dead link]
- UN Fund for International Partnerships