Shirkadaha Soomaalida
Geeska Afrika waxaa ku dhaqan Bulshoweynta Soomaalida kuwaasi oo dhaqaalahooda lafdhabar u tahay xoolaha, xawaaladaha (lacagaha laga soo diro qurbaha), shirkadaha ganacsi iyo shirkadaha isgaadhsiinta.[1][2]
Hordhac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wixii ka dambeeyay Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya, aad ayay udag tahay in la ogaado koritaanka dhaqaalaha ee dhulkaas. Laakiin, sanadii 1994 ayaa warbixin ay soo saartay hay'ada sirdoonka Maraykanka CIA ayaa waxaa lagu sheegay in koboca dhaqaale (GDP) uu ahaa $13.3 billion.[3] Sidoo kale sanadkii 2001, dhaqaalaha wadanka lagu qiyaasay $14.1 billion.[4] Halka sanadkii 2009, CIA sheegtay in dhaqaalaha wadanku gaadhay $15.731 billion taasi oo udhiganta koboc dhan 2.6%.
Shirkadaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Halkan waxaan ku soo bandhigaynaa shirkadaha Soomaaliyeed ee ku salaysan Geeska Afrika.
Magac | Nooca Shaqada | Xarunta Sare | La Aasaasay | Mulkiyada |
---|---|---|---|---|
Bankiga Somaliland | Lacagaha | Hargaysa | 1994 | Dowlada Somaliland |
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya | Lacagaha | Muqdisho | 1950 | Dowlada Soomaaliya |
Air Somalia | Duulimaad | Muqdisho | 2001 | Ganacsato madax banaan |
Wershada Hargaha Boosaaso | Wershad | Boosaaso | ? | Ganacsato madax banaan |
Eastern Television Network | Warbaahin | Boosaaso | 2005 | Ganacsato madax banaan |
First Somali Bank | Lacag | Mogadishu | 2012 | Ganacsato madax banaan |
Golis Telecom Somalia | War-isgaadhsiin | Bosaso | 2002 | Ganacsato madax banaan |
Hafun Fishing Company | Kaluumeysi | Bosaso | 1992 | Ganacsato madax banaan |
Hargeisa Taxi | Socdaal & Dalxiis | Hargeisa | 2012 | Ganacsato madax banaan |
Hormuud Telecom | War-isgaadhsiin | Muqdisho | 2002 | Ganacsato madax banaan |
Horn Cable Television | Warbaahin | Hargeysa | 2003 | Ganacsato madax banaan |
Horyaal | Dhismaha | Boosaaso | 2008 | Ganacsato madax banaan |
International Bank of Somalia | Lacagaha | Muqdisho | 2014 | Ganacsato madax banaan |
Islamic Insurance Company | Caymis | Muqdisho | 2014 | Ganacsato madax banaan |
KAAH Electric | Korontada | Hargeisa | 1997 | Ganacsato madax banaan |
LaasqorayNET | War-baahin | Laasqorey | 2003 | Ganacsato madax banaan |
NationLink Telecom | War-isgaadhsiin | Mogadishu[5] | 1997 | Ganacsato madax banaan |
Netco | War-isgaadhsiin | Bosaso | 1993 | Shirkadaha Somali Telecom Group |
Puntland Post | Daabacaad | Garoowe | 2001 | Ganacsato madax banaan |
Radio Gaalkacyo | Warbaahin | Gaalkacyo | 1993 | Ganacsato madax banaan |
Radio Mogadishu | Warbaahin | Mogadishu | 1943 | Dowlada Soomaaliya |
Salaam Bank | Lacagaha | Bosaso | 2011 | Ganacsato madax banaan |
Salaam Somali Bank | Lacagaha | Mogadishu | 2009 | Ganacsato madax banaan |
Shabelle Media Network | Daabicid | Mogadishu | 2002 | Ganacsato madax banaan |
Somafone | War-isgaadhsiin | Mogadishu | 2003 | Ganacsato madax banaan |
Somali Airlines | Duulimaad | Mogadishu | 1964 | Dowlada Soomaaliya |
Somali Broadcasting Corporation | Warbaahin | Bosaso | 2001 | Ganacsato madax banaan |
Somali Energy Company | Koronto | Mogadishu | ? | Ganacsato madax banaan |
Somali National Television (SNTV) | Warbaahin | Mogadishu | 1983 | Dowlada Soomaaliya |
Som Production | Warbaahin | Mogadishu | 2019 | Ganacsato madax banaan |
Somaliland Beverage Industries | Cabitaan | Hargeisa | 2010 | Ganacsato madax banaan |
Somaliland National TV (SLNTV) | Warbaahin | Hargeisa | 2004 | Dowlada Somaliland |
Somalia Petroleum Corporation | Kheyraadka dabiiciga | Mogadishu | 2007 | Dowlada Soomaaliya |
SomCable | Adeega Internetka | Hargeisa | 2010 | Ganacsato madax banaan |
Sompower | Koronto | Hargeisa | 2016 | Ganacsato madax banaan |
Somtel | War-isgaadhsiin | Hargeisa | 1993 | Ganacsato madax banaan |
Telcom | War-isgaadhsiin | Mogadishu | 1997 | Ganacsato madax banaan |
Telesom | War-isgaadhsiin | Hargeisa | 2002 | Ganacsato madax banaan |
Trans-National Industrial Electricity and Gas Company | Koronto | Mogadishu | 2010 | Ganacsato madax banaan |
Shirkado kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Berbera oil
- Horn Cable TV
- Dahabshiil
- Golistelecom
- Horseed Media
- Shirkad- GSK-group
- Shirkada Isgaariinta ee Nationlink
- Telesom
- Boodhari Mills
- Danab Electric Solutions
- Shirkada Isgaariinta Hormuud
- SomCable
- SBI
- Horntrades
- Shirkad ileys
- Cafe Berbera
- Bankiga Somaliland
- Al Baik
- Bankiga Dhexe ee Soomaaliya
- Shirkad Moumin
- SIIMOODI GROUP
- Ogaal Advert
Muuqaalo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]-
Air Somalia Tupolev Tu-154.
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. Waxaa laga kaydiyay the original 2016-07-01. Soo qaatay 2020-05-28. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ . Somalbanca.org https://web.archive.org/web/20090124192809/http://somalbanca.org/economy-and-finance.html. Waxaa laga kaydiyay the original 24 January 2009. Soo qaatay 30 December 2010. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . Permanent.access.gpo.gov https://web.archive.org/web/20110511085616/http://permanent.access.gpo.gov/lps35389/1995/wf950219.htm. Waxaa laga kaydiyay the original 11 May 2011. Soo qaatay 27 June 2010. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . Bartleby.com http://www.bartleby.com/151/so.html#Economy. Soo qaatay 27 June 2010. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ https://www.bloomberg.com/research/stocks/private/snapshot.asp?privcapid=54104424