Shirkada Isgaariinta Hormuud
Shirkad pablic ah | |
ka ganacsaday sida | Hortel |
Shirkada | Isgaarsiin |
masiirka | Gaarsiinta dhamaan soomaaliya |
Ka horeeyay | Isgaarsiin casri ah. |
Ku xigay | Mobil, Tel Guri |
La aasaasay | Muqdisho, Soomaaliya (Abriil 22, 2002 ) |
Aasaasaha | Axmed nuur Jimcaale |
Xarunta | , Soomaaliya |
Tirada xarumaha | 350 farac banki (2009) |
Meelaha loo adeegsaday | Garoowe, somalia |
Dadka muhiimka ah | Axmednuur Jimcaale |
Alaabta | GSM Fixed line Mobile banking |
Adeegyada | |
Dakhliga |
|
| |
| |
AUM |
|
Dhamaan hantida |
|
Dhamaan sinaanta |
|
Lahaashaha |
|
Tirada inta ka shaqeeso |
|
kaabayaasha |
|
Website | www.hortel.net |
Shirkada Isgaariinta Hormuud Hormuud Telecom (Hortel) waa shirkad si gooni ah loo leeyahay taas oo la aas'aasay Abriil 2002, iyadoo ay xarunteeda dhexe ay tahay Muqdisho. In ka badan 600 qof oo soomaali ah ayaa wadaag ku leh shirkadaan Hormuud. shirkadaan waxey bixisaa adeegyada kala ah Taleefoonada fiilada iyo Mobeyl. Hormuud waxaa ka shaqeeya in ka badan 8000 oo shaqaale Soomaali ah, Xarumaha Hormuud ee Magaalada Muqdisho iyo gobollada kale.
shirkada waxa aas aasay laba Nin oo Lagu kala Magacaabo Eng Axmed sheekh Cali Samatar oo haatan ku Nool dalka ingiriiska magaaladiisa London & Ibarahim Shekh Mohamed (Afgoye) AUN waxa la aas aasay oo markaa Garab taagnaa Axmed Nuur CAli Jimcaale .
shirkadu waxa ay kashaqeysaa magaalooyin waaweyn iyo tuulooyinka dhaca koonfurta,bariga iyo bartamaha
shirkada hormuud waxaa gacan weyn kaageystay 2017 mr.saabir cabdi nuux kaas oo ahaa maareyaha daqliqa tan iyo 2014-2018.
soomaaliyahormuud waa hormar dadban
http://www.hormuud.com axmed nuur
shirkada isgaarsiinta hormuud guuleyso waxey kutilaab satey hormar iyo guul
ASC Hormuud