Dastuurka Soomaaliya
Appearance
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda: Siyaasadda iyo Xukunka Soomaaliya |
Dastuurka |
Garsoorka |
Qaybaha kale |
Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (Af Ingiriis : Constitution of the Federal Republic of Somalia, Af Carabi : ar) Waa dastuur sugaya wali ansixinta shacabka ku nool guud ahaan Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Qodobada Dastuurka Faderalka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
جـمـهـوريـة الصــومــال
Guddigii Dib-u-habeynta Qabyoqoraalka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, 12ka JUUNYO 2012
TUSMO
- CUTUBKA KOOWAAD: BAAQA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA .......1
- Qodobka 1aad. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ................1
- Qodobka 2aad. Dawladda iyo Diinta ................................1
- Qodobka 3aad. Mabaadi’da Asaasiga.................................1
- Qodobka 4aad. Xuduuda Dalka.................................2
- Qodobka 5aad. Saraynta Sharciga ..................................2
- Qodobka 6aad. Calanka iyo Astaanta Qaranka........................2
- Qodobka 7aad. Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya..........2
- Qodobka 8aad. Shacabka iyo Jinsiyadda.............................3
- Qodobka 9aad. Magaalo-madaxda Qaranka.............................3
- QAYBTA LABAAD: XUQUUQDA ASAASIGA AH IYO WAAJIBAADKA MUWAADDINKA...4
- Madaxa Koowaad: Mabaadi’da Guud Ee Xuquuqda Aadanaha..............4
- Qodobka 10aad. Karaamada Aadanaha................................ 4
- Qodobka 11aad. Sinnaanta......................................... 4
- Qodobka 12aad. Dhaqangelinta Xuquuqda Asaasiga Ah................ 4
- Madaxa Labaad: Xuquuqda, Xorriyaadka Aasaasiga Ah Ee Qofka Iyo Xaddidaadooda....... 5
- Qodobka 13aad. Xaqa Nolosha...................................... 5
- Qodobka 14aad. Addoonsi, Midiidin iyo Ku-shaqaysi Qasab Ah....... 5
- Qodobka 15aad. Xorriyadda iyo Nabadgelinta Qofnimada............. 5
- Qodobka 16aad. Xorriyadda Abuuridda iyo Ka-mid-noqoshada Ururrada.6
- Qodobka 17aad. Xorriyadda Diinta iyo Caqiiddada.................. 6
- Qodobka 18aad. Xorriyadda Ra’yiga iyo Afkaarta .................. 6
- Qodobka 19aad. Xurmada Hoyga..................................... 6
- Qodobka 20aad: Xorriyadda Kulanka, Bannaanbaxa, Cabashada iyo Codsi-wadareedka........ 6
- Qodobka 21aad. Xorriyadda Isu-socodka iyo Degitaanka............. 7
odobka 22aad. Xaqa Ka-qaybgalka Siyaasadda...................... 7
- Qodobka 23aad. Xorriyadda xirfadda, Shaqada iyo Mihnadda......... 7
- Qodobka 24aad: Xiriirka Shaqada.................................. 7
- Qodobka 25aad. Deegaanka......................................... 8
- Qodobka 26aad. Hantida........................................... 8
- Qodobka 27aad. Dhaqaalaha iyo Xuquuqda Bulshada.................. 8
- Qodobka 28aad. Daryeelka Qoyska.................................. 8
- Qodobka 29aad. Caruurta ......................................... 9
- Qodobka 30aad. Waxabarashada .................................... 9
- Qodobak 31aad. Dhaqanka iyo Afka ................................ 10
- Qodobka 32aad. Xaqa helidda macluumaadka......................... 10
- Qodobka 33aad. Go’aannada Maamulka............................... 10
- Qodobka 34aad. Xaqa Dacwadda iyo Isdifaaca ...................... 11
- Qodobka 35aad. Xuquuqda Eedaysanaha.............................. 11
- Qodobka 36aad. Isucelinta Eedaysanayaasha iyo Dembiilayaasha..... 12
- Qodobka 37aad. Qaxootiga iyo Magangelyada ....................... 12
- Qodobka 38aad. Xaddidaadda Xuquuqda.............................. 12
- Qodobka 39aad. Sixidda Ku-xadgudubka Xuquuqda.................... 13
- Qodobka 40aad. Fasiraadda Xuquuqda Asaasiga Ah .................. 13
- Qodobka 41aad. Guddiga Xuquuqda Aadanaha......................... 14
- MADAXA SADDEXAAD: WAAJIBAADKA MUWAADDINKA ....................... 14
- Qodobka 42aad. Waajibaadka Muwaaddinka........................... 14
- MADAXA SEDDEXAAD: DHULKA, HANTIDA IYO DEEGAANKA.................. 15
- Qodobka 43aad. Dhulka............................................ 15
- Qodobka 44aad. Kheyraadka Dabiiciga ah........................... 15
- Qodobka 45aad. Deegaanka......................................... 16
- CUTUBKA AFRAAD: MATILAADDA SHACABKA.............................. 16
- Madaxa Koowaad: Mabaadi’da Guud ee Matilaadda Shacabka........... 16
- Qodobka 46aad. Awoodda Shacabka ................................. 16
- Madaxa Labaad: Doorashooyinka ................................... 17
- Qodobka 47aad. Nidaamka Doorashooyinka iyo Xisbiyada ............ 17
- CUTUBKA SHANAAD: BAAHSANAANTA AWOODDA DAWLADDA EE JAMHUURIYADDA
- FEDERAALKA EE SOOMAALIYA......................................... 17
- QAABDHISMEEDKA IYO MABAADI’DA WADA-SHAQAYNTA HEERARKA DAWLADDA .. 17
- Qodobka 48aad. Qaab-dhismeedka Dawladda ......................... 17
- Qodobka 49aad. Tirada iyo Xudduudaha Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka iyo
- Degmooyinka...................................................... 18
- Qodobka 50aad. Mabaadi’da Federaalka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ............ 18
- Qodobka 51aad. Xiriirka Iskaashiga Heerarka Dawladaha Jamhuuriyadda Federaalka
- Soomaaliya........................................................ 19
- Qodobka 52aad. Iskaashiga Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka ..... 20
- Qodobka 53aad. Wada-xaajoodyada Caalamiga ........................ 20
- Qodobka 54aad. Kala qaybinta Awoodaha............................. 21
- CUTUBKA LIXAAD: BAARLAMAANKA FEDERAALKA .......................... 21
- MADAXA KOOWAAD : QODOBBO GUUD .................................... 21
- Qodobka 55aad. Goleyaasha Baarlamaanka Federaalka ................ 21
- Qodobka 56aad. Xilgudashada Baarlamaanka Federaalka............... 21
- Qodobka 57aad. Xilka Xeerdejinta ay wadaagaan labada Gole ........ 22
- Qodobka 58aad. Shuruudaha Xubinnimada Baarlamaanka Federaalka ... 22
- Qodobka 59aad. Sababaha Lagu Lumiyo Xubinnimada Baarlamaanka Federaalka .... 23
- Qodobka 60aad. Muddada xilhaynta ................................ 23
- Qodobka 61aad. Xilka Xubnaha Baarlamaanka........................ 23
- Qodobka 62aad. Guddiyada Wadaagga ee Baarlamaanka Federaalka..... 24
- MADAXA LABAAD: GOLAHA SHACABKA................................... 24
- Qodobka 63aad. Awoodaha Xeer-dejinta Golaha Shacabka ............ 24
- qore maxamed Sirad maxamuud9
madaxweyne waxaa noqonkara kaliya rag
wareysi gar ah iyo mid gudba wa ino halkan edam allaah