Jump to content

Ra'iisul wasaarayaashii Soomaaliya

Ka Wikipedia
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Soomaaliya

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya (Af Ingiriis : Prime Minister of Somalia) waa madaxa dowlada wadanka Soomaaliya. Tan ilaa 1956dii, markii la aasaasay xafiiska Ra'isal Wasaaraha, waxaa wadanka Soomaaliya ra'isal wasaare ka noqdey 22 qof oo iska dambeeyay xilka. Qofkii ugu horeeyay ee xilka qabta wuxuu ahaa Cabdullahi Ciise Maxamuud kaasi oo talada hayay wakhti ka horeysay Xornimadii Soomaaliya. Maanta waxaa xafiiska ra'isal wasaaraha Dawladda federaalka Soomaaliya ku fadhiya Xasan Cali Khayre,[1] kaasi oo soo magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed "Farmaajo".

# Name Portrait Election Took office Left office Political party
Trust Territory of Somaliland (1956–1960) •
1 Abdullahi Issa Mohamud 1956
1959
29 February 1956 1 July 1960 SYL
Somali Republic (1960–1969) •
2 Muhammad Haji Ibrahim Egal 1 July 1960 12 July 1960 SYL
3 Abdirashid Ali Shermarke 12 July 1960 14 June 1964 SYL
4 Abdirizak Haji Hussein 1964 14 June 1964 15 July 1967 SYL
5 Muhammad Haji Ibrahim Egal 1969 15 July 1967 21 October 1969
(Deposed)
SYL
Somali Democratic Republic (1969–1991) •
Post Abolished (21 October 1969 – 1 February 1987)
6 Mohammad Ali Samatar 1 February 1987 3 September 1990 SRSP
7 Muhammad Hawadle Madar 3 September 1990 24 January 1991
(Deposed)
SRSP
Interim Government of Somalia (1991–1997) •
8 Umar Arteh Ghalib[2] 24 January 1991 May 1993
(De facto to 3 January 1997)[2]
USC
Vacant (May 1993–8 October 2000)[2]
Transitional National Government of Somalia (2000–2004) •
9 Ali Khalif Galaydh 8 October 2000 28 October 2001 Independent
10 Osman Jama Ali
28 October 2001 12 November 2001 Independent
11 Hassan Abshir Farah 12 November 2001 8 December 2003 Independent
12 Muhammad Abdi Yusuf 8 December 2003 23 December 2004 Independent
Transitional Federal Government of Somalia (2004–2012) •
13 Ali Mohammed Ghedi 23 December 2004 30 October 2007
(Resigned)
Independent
14 Salim Aliyow Ibrow
30 October 2007 24 November 2007 Independent
15 Nur Hassan Hussein 24 November 2007 14 February 2009 Independent
16 Omar Abdirashid Ali Sharmarke 14 February 2009 24 September 2010 Independent
17 Abdiwahid Elmi Gonjeh
24 September 2010 1 November 2010 Independent
18 Mohamed Abdullahi Mohamed 1 November 2010 19 June 2011 Independent
19 Abdiweli Mohamed Ali 19 June 2011 20 August 2012 Independent
Federal Republic of Somalia (2012–present) •
19 Abdiweli Mohamed Ali
20 August 2012 17 October 2012 Independent
20 Abdi Farah Shirdon 17 October 2012 21 December 2013 Independent
21 Abdiweli Sheikh Ahmed 21 December 2013 24 December 2014 Independent
22 Omar Abdirashid Ali Sharmarke 24 December 2014 1 March 2017 Independent
23 Hassan Ali Khayre 1 March 2017 25 July 2020 Independent
24 Mahdi Mohammed Gulaid 25 July 2020 23 September 2020 Independent
25 Mohamed Hussein Roble 23 September 2020 26 June 2022 Independent
26 Hamza Abdi Barre 26 June 2022 6 January 2025 Independent
27 Salah Ahmed Jama Not a prime minister 6 January 2025 Incumbent Independent

Sawiro Ra'iisal Wasaarayaasha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxaa jira xog intaan kabadan oo ay Soomaaliya leedahay

  1. The first Prime Minister was Abdullahi Issa Mohamud, who served prior to independence in the Trust Territory of Somaliland. The incumbent Prime Minister of the Federal Republic of Somalia is Hassan Ali Khayre.
  2. 2.0 2.1 2.2 From November 1991 to 2000, there was no recognized central government. The southern part of the country was controlled by different faction leaders; notably General Mohamed Farrah Aidid, who claimed to be President from 15 June 1995 to his death on 1 August 1996, followed by his son Hussein Farrah Aidid from 4 August 1996 to 20 March 1998. Decentralization took place in other areas, characterized by a return to customary and religious law in many places as well as the establishment of autonomous regional governments in the northern part of the country.