Luuqadaha Soomaaliya
Appearance
Luuqadaha Soomaaliya | |
---|---|
![]() khariidadda deegaanada Af Soomaaliga lagaga hadlo. | |
Luuqada rasmiga | Soomaali, |
Luuqada muhaajirka | Oromo, Mushunguli |
Far dhagool | Far Soomaali |
Keybordhka |
![]() |
Qeyb ka mid ah silsilada |
Dhaqanka Soomaaliya |
---|
Dhaqanka |
Bulshada |
Diimaha |
Luuqada |
Siyaasad |

Luuqada saxda ah ee wadanka Soomaaliya waa Af Soomaali, sida dowliga ah waxaa soo raaca oo kaalinta labaad ku jira Af Carabi. Intaasi waxaa dheer in wadanka Soomaaliya gudaheeda ay ka jiraan dhowr lahjadood oo dhamaantood hoos taga afka baaxadda weyn ee soomaaliga