Jump to content

Waroodka Saylac

Ka Wikipedia
Waroodka Saylac

Gobolka Salal

Zeila District
Waroodka Saylac is located in Earth
Waroodka Saylac
Waroodka Saylac
Meesha ay dhacdo degmada Saylac
CountryFile:Flag of somalia.svg Somaliland
Magaalo-madaxSaylac
Tirada dadka
 • Dhammaan18,600
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Deegaanada hoosyimaada: Cabdulqaadir, Saylac, Lawyacado, Lughaya, Ceel Gaal, Xariirad, Caasha Cado, Jidhi.

Waoodka Saylac AMA Gobolka Salal (Af Ingiriis : Zeila District; Af Carabi : ar‎) waa fadhiga degmada wadanka Somaliland.[1] Xarunta degmadani waa caasimada qadiimiga ah ee Saylac.

Deegaanada hoosyimaada Degmada Saylac waxaa lagu cabiraa dhul baaxadiisu le'eg tahay ilaa 18,566 km kaasi ooy ku ay ku noolyihin beesha Ciise. Waxa mar hore Sida caadiga degmadani waxaa xarun u ah magaalada qadiimiga ah ee Saylac. Magaalooyin kale oo hoosyimaada maamulkani waxaa la mid ah Lughaya, Caasha Cado, Xariirad, Jidhi iyo Lawyacado kuwaasi oo dhamaantood ah magaalooyin iyo tuulooyin.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho Eng: Rashid mohamed Ali

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac iyo Linkiyo

[wax ka badal | wax ka badal xogta]