UTC+3
Appearance

UTC+03:00 waa saacada deegaano badan oo dhaca meelo kala duwan kuwaasi oo wadaaga wakhti isku mid ah ama aad iskugu dhow. Deegaanada istimaala UTC+3 waxaa ka mid ah Geeska Afrika iyo Wadanada Carabta.