Jump to content

User talk:Mataan cabdule

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Haye Mataan cabdule! Ku soo dhawoow Wikipedia

Wikipedia waa mashruuc bedel wadareed ee Insaykalobeedhiya aqoon iyo dhaqan ku dhisan luqadihiisa kala gedisan. meel caawinaad laga dalbado xilli kasta, waxaa jira hab (Caawinaad) ee aad ka heli karto bogga dhamaantiis.

Fadlan aqri tillabooyinkaa koowaad hab bedelka, iyo habka bedelka bogagga iyo samaynta maqaallo cusub iyo isku toosintooda sida habka wikipedia. kadib bacaadka si aad halkaa ugu tijaabiso tillaabada koowaad.

Soo jeedin ayaad samayn kartaa iyo su'aalo taasoo ku saabsan habka shaqada ee wikipedia waxaa sidaas oo kale awoodaa Su'aashaada. Cilmiga ah kuna dhisan anshax.

Waxaa kaloo awoodaa Qeexis ku sameeyso waxaa tahay boggaada gaarka ah, adigoo iska qora macluumaad oo kugu saabsan: luqadaha aad ku hadasho, Dalkee tahay, maxase danaynaysaa?...

Ha ka tagin saxiixa ee Bogagga wadahadalka qorista afar xarriiq sidaan ~~~~. laakiin waxaa lagaa rabaa inaan la saxiixin maqaalada, maxaa yeelay waxay noqonayaan wada lahaansho marka la sameeyo.

Waxaan kaa codsanaynaa inaad eegto shanta walxood ee wikipedia iyo habka raadraaca (dhexdhexaadnimo, iyo soo xigashada, iyo usluubka bedelka, iyo habka siirada ama taariikh nololeedka, si ku haboon taariikhda qofka). sida laga doonayo ha ka tagin inaadan internetka nuqul ka soo qaadan sababaha milkiyada xuquuqda muallifka. sidoo kale waxaad awoodaa inaad ka qayb qaadato Mashaariicda wikipedia inaad ku darsato mowduucii ku cajab geliya.

Waan soo dhaweynaynaa ka qayb-qaadashada Soo galinta fayl, si loogu qurxiyo maqaalada, adigoo il gooniya u eegya xeerarka ku saabsan Xeerka adeegsiga sawirka iyo ixtiraamidda milkiyada xuquuqda muallifka. waxaa kaloo jira wikipediyeyaal iskaa wax u qabso ah ee Graphics Lab si ay u hagaajiyaan sawirada.

Ugu dambeyn, waana kan ugu muhimsan Waxaan kaa rajaynaynaa inaad ku dhiirato gacan naga siiso mashruucaan!

Haddii aad hayso soo jeedin ama su'aalo, waxaad ku soo ban dhigi kartaa Boggaan ama bogga wadahadalka.

Xusuusnoow qaabka aad u qortay Mataan cabdulle lama ogola maxaa yeelay, waa beel hoosaad ka tirsan Abgaal boggaas ayaa jira marka halkaa ku qor wax sax ah mahadsanid.

Teeda kale lama ogola inaad beel magaceeda soo qaadato maxaa yeelay waa magac dad ka dhexeeya marka sidaa awgeed waxaad isku daydaa inaad bedesho magacaada kanna waa la tir tirayaa.

Abshirdheere 17:07, 10 Maarso 2014 (UTC)


MATAAN CABDULE

  • WEHELIYE MATAAN (CURUDKA)
  • DUULIYE MATAN
  • BARIISE MATAAN
  • DIINLE MATAAN
  • BARIISE MATAAN ( FARACIISE)
  • GALBE BARIISE
  • WARFAA BARIISE
  • CULUS BARIISE
  • DUULIYE MATAAN (FARACIISA)
  • BARKAANLE DUULSHE
  • MAALINLE DUULSHE
  • DIINLE MATAAN ( FARACIISA
  • CARAALE DIINLE
  • YABADHAAL DIINLE

== Yabadhaal diinle waa xuseen faarax diinle iyo galbe diinle xuseen faarax waa 2 maxamed xuseen iyo xasan xuseen maxamed xuseen waa 2xasab xuseen waa 7 galbe diinle waa 6 gacal yabaroiw gidleey faarax weed muuse dheer xasan dheer gureey

Yabadhaal faarax iyo galbe 102.68.19.59 20:49, 7 Jannaayo 2024 (UTC)[reply]

Ujeedo mataan cabdule

[wax ka badal xogta]

Asc mala hubaa in mataan cabdule yahay afar kaliya aysan kabadneen. Mida labaad ayadoo qoraalka aad kuxustay in curadku yahay weheliye sidee duuliye mataan kunoqday malaaqi reerka dib u eegis mataan cabdule waa 7 lafood sida dhabta ah sidaan kasoo xigsaday

MAXAMED MATAAN

WEHELIYE MATAAN

MAXAMUD MATAN

CUMAR MATAN

DUULIYE MATAAN

DIINLE MATAN

BARIISE MATAAN

mahadsanid 178.152.4.29 00:28, 30 Mey 2024 (UTC)[reply]