|
Kan waa shaqo furan. Waxaad xaqiijisay qaanuun ahaan fayka Waana lo adeegsan karaa wikipedia iyo kuwa kale qaab xor ah iyo meel kasta oo wax lagu soo bandhigo.
Talo: Wikipedia waxay dhiiri galainaysaa in la adeegsado qaabka xorta ah. annagana waxaan kugula talinaynaa galinta faylasha xorta ah habka lada ogyahay kaasoo loo yaqaan Commons halkii aad ka xarayn lahayd wikipedia Soomaaliga. Faylasha la galiyo Commons waxaa suurta gal ah adeegsigooda si dhaqsi ah wikipedia Soomaaliga sidoo kale wikipedia yaasha bahwadaagta la ah. Howshaas waxay lamid tahay tan aad hadda inta ka hayso. waxaa kaloo suurtagal ah adiigsiga magacaada si tallantaalli ah. Si loo fududeeyo, waxaan diyaarinay hagahaan, suurtagalnimada galinta commons mar dambe marka aad ku qorto dhamaan macluumaadka.
Halkaan guji si aad u aado halkaas Commons.
Habka xuquuqda muallifka iyo faafinta:
|
|
Faylkaan anaa soo saaray waxaan ahay qofka leh. Aniga ayaa sameeyey anigoo ka soo bilaabay eber nuqul la'aan ama ku labid howl qof kale horay u allifay, anaana ugu horreeyay waana xor.
FG: weedha ah "Faylkaan anaa soo saaray" Waxaa loola jeedaa:
- Ha adeegsan xolashadaan haddii howshaadu ay ka mid tahay mid uun waxyaabahaan soo socda:
- Farashaxan ama garaaf ama Sawir ama wax la daabacay ama wax kale uu leeyahay qof kale. adiga malihid xuquuqda adeegsiga waxaa lagaa rabaa inaad ogolaasho ka hesho inta aadan galin halkaan.
- Sawir dijitaal ah, ama qaab kale, laga qaaday muuqaal, ama shaashadda computerka ama mobil, ama borogoraam talafishin iyo shineemo ama xitaa qaab uun muuqaal ah.
- ama howl kasta oo aad ku ciyaarayso oo aadan xuquuqdeeda haysan ama aad ku dhex qariso sawiro kale oo qof kale lahaa oo aadan ogolaasho ka haysan.
- Sawir adiga lagu siiyey adiga oo aan ka helin ogolaasho qofkii ku siiyay.
- Sawir aada ka heshay internetka.
Waa laga masixi doonaa waxbedele kasta oo khilaafa halbeegaan.
waxaa lagaa rajaynayaa inaad qeexdo habka waqtiga iyo sababta aad u samaysay faylkaan.
|
Sidee?
|
|
|
(Tusaale ahaan: Goobta iyo nuuca munaasabadda lagu qaaday sawirkaan)
|
Taariikh
|
|
|
(Fadlan adeegso habkaan soo socda Maalinta-Bisha-Sanadka haddii ay suuragal tahay).
|
Faafinta:
|
waxaa lagaa rajaynayaa inaad halkaan ku cadayso haddii aad horay u faafisay tusaale ahaan website kuu gaar ah ama akoon aad facebook ku leedahay, IWM, adigoo xusaya linkiga.
|
Waxaa muhiim ah inaad howshaan ka dhigto mid xor ah oo furan, taasoo ka dhigaysa in ay adeegsan karaan dhamman ujeedo kasta, haba ku sii jirtee mid ganacsi iyo mid aan ganacsi ahaynba si isku mid ah, iyo bedelkiisa. Lagama noqon karo fasaxa.
|
|
|
|
Ruuxa faylkaan leh wuu ogolyahay. Wuu isiiyay ruuxa laheh sawirkaan fasaxa inaan wikipedia soo galiyo, Waxaa la heli karaa cadayn ogolaashaha faafinta faylka si xur ah in loo adeegsadi ujeedo kastaba.
Waxaa lagaa rajaynayaa qaabka iyo goorta aad sawirkaan samaysay.
|
Milkiilaha/Soosaaraha:
|
|
Soo saaris Taariikhda uu soo baxay:
|
|
Xogta faylka:
|
Xagee faylkaan ka heshay? (Tusaale: Shabakadda Internetka, qof ayaa ii soo diray, IWM ...)
|
Ogolaasho:
|
Xagee ogolaashaha ka heshay? (Tusaale: dhanka E-mailka, qof, waxaan u shaqeeyaa milkiilaha leh sawirka,...)
|
Tilmaam nooca ruqsadda oo uu kuu dooray milkiilaha:
|
Nooca ruqsadda:
|
Haddii aah xulato "Nooc kale", tilmaam oo sheeg nooca ruqsadda halkaan hoose:
|
Maxaa daliil ah?:
|
|
Daliishu waxay ku jirtaa website ka soo socda (dhig linkiga website ka):
|
waxaa loo diray nuqulka ruqsadda xafiiska wikimedia howlaha xuquuqda (Wikimedia's copyright service) Ciwaanka E-mailka "permissions-en@wikimedia.org". OTRS xaaladdaan, waxaan kaa rajaynaynaa inaad shigto oo aad magacaawdo adigoo leh OTRS Halkaan:
|
Kadib ruqsadda soo dir. Waxaan soo dirayaa galinta faylka kadib, ama waxaan ka dalbayaa milkiilaha inuu isga diro.
|
Ruqsad iyo daliil midna ma haysto, laakiin waan keeni doonaa qaarkeed, haddii la iga dalbo arrinkaas. FG: Waxaa dhacaysa in la tirtiro faylasha aan ruqsadda lahayn. Waxaa wanaagsan inta aadan galinin inaad hesho ogolaasho.
|
|
|
|
Faylkaan waxaa lagu faafiyay si xor ah. Waxaan ka soo qaatay faylka shabakadda internetka ama ilo kale, iyada oo uu ruuxii lahaa ku qoray waa fasax, wuuna ogolyahay in dib loo adeegsado si bilaash ah qofkii doona.
Adeegso sidaan oo kaliya haddii uu jiro daliil waadix ah oo qoran oo qiraya ogolna adeegsiga howsha si cad. waa inuu si cad u qayaxaa websiteka sawirka wuxuu ku jiraa xeerarka xuriyada furan (Creative Commons Attribution). waa inaad sheegtaa meesha ay ku qorantahay warkaas.
Fadlan, haddii aadan sheegin websiteka ha galinin faylka.
Milkiilaha xuquuqda shaqada:
|
|
Taariikhda samaynta howsha :
|
|
Xogta Faylka:
|
Haddii ay xogtu ku jirto internetka: fadlan gali linkiga websiteka aad adeegsato ama faylka tilmaamaysa ("http://... .html"), oo aysan ahayn mid toos u abaaraysa faylka laftiisa ("http://... .jpg"). hadii ay xogtu tahay lagu daabacay: Fadlan helidda macluumaadka Biblographic buuxda (Mu'allifka, Ciwaanka daabacaadda, Faafiyaha, Sanadka Bogga, IWM.)
|
Wuxuu doortay ruuxa howshaan leh mid ka mid ah xuquuqahaan soo socda:
|
Ruqsadda la xushay:
|
Haddii aad doorato "Ruqsad kale:, halkaan ku sheeg:
|
Daliil:
|
Waxaa lagaa rajaynayaa bixinta linkiga website ka ee lagu sheegay milkiilaha xuquuqda howsha,si cad, waxaa loo qaadanayaa in si xor ah yahay. (hadii aan la xusin arrinkaas linkiga sare).
|
|
|
Howshani waa mid duq ah wayna dhamaatay awoodaha xuquuqda faafinta iyo allifaadda kani waa sawir duq ah ama mid laga soo qaatay sawir farshaxan hore. waxaan diyaar u ahay inaan soo gudbiyo in ku filan oo macluumaad ah ee qofkii lahaa iyo xogta si loo sugo waqti ay qaadatay xuquuqda iyo faafinta ee istcmaalaha Dan guud.
Mu'allif asalka:
|
waxaa lagaa rajaynayaa inaad magacaawdo mu'alliga asalkii lahaa.
|
Taariikhda dhimashada:
|
tilaamidda taariikhda dhimashada, si loo hubiyo haddii ay waafaqsantahay xaaladda wax lawada leeyahay. in badan oo ka mid ah haaladaha waxaan u baahanahay in la hubo dhimashadiisa mu'allifka sanad ka hor.
|
Taariikhda markii ugu horraysay ee la faafiyay:
|
Helista inbadan oo ka mid ah macluumaadka ku saabsan waqtiga asalka ah iyo goobta faafinta howsha. Joornaal ku soo baxday: Helidda macluumaada biblographic rasmiga ee ay ku soo baxday.
|
Taariikhda faafinta:
|
Soo gudbinta taariikhda markii ugu horaysay, iyo taariikhda markii la sameeyay hadii uu jiraan wax kala duwan.
|
Xogta aad cugsatay:
|
u cadee si cad halkii aad ka heshay faylkaan. Hadii ay tahay xogta mid interneentka ah: fadlan dhig linkiga bogga aad adeegsato ee tilmaamaya faylkaan ("http://... .html"), oo aysan ahayn linkiga faylka laftiisa ("http://... .jpg") hadii ay tahay xogta mid la daabacay: Waxaa lagaa rajaynayaa soo gudbinta macluumaad Biblographia dhamaystiran (Mu'allifka, Ciwaan la daabacay, Faafiyaha, Sanadka Bogga, IWM.)
|
Xaaladda Commons guud:
|
Howshaan kuma xirna wax xuquuq ah. Sababtuna waa (Dooro xulashooyinkaan mid ka mid ah):
|
Waa la sameeyayla faafiyay ka hor 1923 sidaas daraadeed, waxay ka mid tahay Commons guud ee USA.
|
|
Waxaa laga faafiyay markii ugu horaysay meel ka baxsan USA Waxay ka mid noqonaysaa Commons guud ee (dooro dal)"URAA date". Waxaa laga aaminsanyahay, dalal badan, in la faafiyay ka hor 1926. fadlan iska hubi xeerarka faafinta ee linkigaan: xeerarka faafinta.
|
|
waxaa lagu faafiyay USA ka hor 1989, and Way dhamaatay ruqsadeedii iyadoo aan loo samaynin ruqsad faafinteeda.Iska hubi xeerarka kooban ee ku saabsan ee linkigaan soo socda: xeerarka xuquuqda faafinta.
|
|
Awoodii ruqsadda wey dhamaatay sababo kale awgeed. [fadlan sababta hoos ku sheeg].
|
|
Sharaxaadda:
|
Waxaa lagaa rajaynayaa daliil ka dhigaysa in uu yahay wax lawada leeyahay.
|
|
|
Faylkaan wuxuu ku jiraa waxyaabaha kuud sababa kale awogeed. Waxaa ii suurtagal ah markaan ka eego dhanka qaanuunka in haywshan tahay wax lada leeyahay, taasoo ka dhigan in aan cidi sheegan karin xuquuqdiisa iyo faafintiisa. waxay noqon kartaa mid ka mid ah sababa tusaale ahaan waxaa sameeyey dawlad ka tirsan Federaalka USA.
Commons Guud (Public Domain) Macanaha inaan la heli karin cid sheegan karta howshaan. laakiin loolama jeedo si xoriyad ah loo adeegsan karo. sidoo kale aan loola jeedin sawir ku jira internetka. badi sawirada internetka ku jira waxay u leeyhiin xuquuq gaar ah asxaabteeda suurtagalna maaha adeegsigeeda si xor ah, haddii aad hubto xitaa in ruuxa iska leh yuusan diidaynin. waxaa lagaa rabaa inaad ci cad u cadayso xaaladda ama qaanuunka kaasoo ka dhigaya howsha ama faylka Commons guud. hadii aadan awoodin, ha galinin faylka wikipedia.
Mu'allifka howsha:
|
waxaa lagaa rajaynayaa inaad xusto mu'allifaka asalka ah ee howshaan.
|
Xogta:
|
Si cad u tilmaam xagee ka heshay faylka. Hadii ay xogtu ku jirto internetka: Fadlan soo dhig linkiga bogga loo adeegsaday ama tilmaamaya faylka ("http://... .html"), aan ahayn linkiga oo toos ah faylka laftigiisa ("http://... .jpg") Haddii xogta lagu daabacay: fadlan keen macluumaadaka biblographic buuxa (mu'allifka, Ciwaanka joornaalka, faafiyaha, sanadka, Bogga, IWM.)
|
Taariikhda la sameeyey:
|
|
Xaaladda Commons guud:
|
Howshaan kuma jirto xuquuq kasta ee milkiyadeed sababaha soo socda awgeed:
|
waxaa samaayey hayad ka tirsan federaalka USA. Tani ka mid maaha dhammaan USA, sidoo kale dalalka kale!
|
|
Howl rasmi ah ee dawladeed, sida calan, astaan dawladeed, Lacag, Farankaboolo, ee ay soo saartay dawlad ee la aaminsanyahay qawaaniinteeda in ay tahay howshaas mid commons guud ah. tani kuma jirto dhammaan dawladaha, sidaasoo kale ka mid maaha waxyaabaha la daabacay. (Tusaale, ka mid maaha sawirada ay faafisay xukuumad kuna faafisay bogageeda internetka.) waxaa haboon in aad iska hubiso qawaaniinta dalkaas. hadii uu dalkaas uu cadayn wax kasta ee ka mid ah xeerarka faafinta waa inaad ku tiirsanaataa"howl aan xor ahayn". Faahfaahin: ku dar faahfaahin ama daliil kaabaysa xulashadaad iyo meelaha, dhig qaanuunka aad cuksatay.
|
|
Waa howl fudud ma hoos imaanayso xeerka dhowrista iyo milkiyadda. sida caadada ah, waxaa soo galaya howshaan: Garaaf buugaagta iyo tirooyinka la soo gaagaabiyay sida sawirada injineerinka isla'egyada xisaabta iyo kimistariga. waxaa kaloo ka mid noqon kara tusmooyinka. Laakiin ka mid maaha weligeed Sawirka footada lagu qaaday.
|
|
Waxay ka mid tahay commons guud sababa jira awgeed. sharax sababta:
|
|
|
|
|
Waxuu leeyahay xuquuqda faafinta iyo daabacaadda mana ahan mid xor ah, laakiin waxaan umalaynayaa in la adeegsan karo qaab dhexdhexaad ah. waan aqriyay xeerarka wikipedia ee ku jira bogga Wwax fasax la'aan ahwaxaana diyaar u ahay, inaan sharxo qaabka loo adeegsanayo faylkaan si ay uga mid noqoto halbeegyada.
Xusuusnoow: Waxaad ubaahan doontaa sugnaan:
- Faylka dowr fiican ayuu ka ciyaarayaa sida caadiga ah si uu sharaxaad uga bixiyo maqaal ku jira wikipedia, (NFCC8)
- Suurtagal maaha in howsha lagu bedelo howl kale ee xor ah ee dib loo samayn kale, (NFCC1)
- Asiigsigiisa waxba xumaan ah u gaysan mayso ruuxii howshaan lahaa,(NFCC2)
- Maqnaanshaha isticmaalka xad-dhaafka ah ee howlaha aan xorta ahayn. (NFCC3)
Ciwaanka maqaalka la galin doono:
galiciwaanka lahubo ee maqaalka la ogyahay adigoo aan adeegsan Qowsas [[...]] ma adeegsan kartid linkiga bogga, ee "http://ar.wikipedia.org/..." adigoo aan adeegsan xarriqda hoose "_". waa inuu ahaadaa maqaal Wikipedia aan ahayn bogga wadahadalka ama tusmada ama bogga isticmaalaha, IWM... Adeegso ciwaan hal maqaal oo kaliya xataa haddii aad adeegsato howsha maqaalo badan. xaaladdaas, marka aya gabagabowdo galinta, waxaa lagaa rabaa maqaalada kale inaad gacanta ku galiso bogga cadaymaha faylka.
Example Wuu helay maqaalka, Mahadsanid.
Raalli noqo, Maqaalkaan maba jiro!
Tusaale Maynaan helin maqaalka.
Fadlan iska hubi ciwaanka maqaalka gaar ahaan higgaada iyo adeegsiga shaqalada.
Haddii aad doonayso inaad maqaalka gadaal ka qorto.
Kan maaha maqaal rasmi ah ee ku jira wikipedia!
Bogga Example aad qortay kuma jiro maqaalada rasmiga ah. waa la joojinayaa galinta faylka bogagga tusmooyinka ama bogagga gaarka ah.
Suurtogal maaha galinta faylka haddii aadan niyadda ku hayn u adeegsiga maqaal ku jira wikipedia.
Haddii aad ku howlantahay maqaalka ee bacaadkaada waa inaad u wareejisaa bogagga wikipedia inta aadan sii wadan.
Boggani waa faahfaahin!
Baoggani waa faahfaahiye kuna xiranyahay bogag badan. Lamana adeegsan karoExample.
Fadlan iska hubi qorista magaca la hube ee maqaalka.
Sharaxaada adeegsiga dhexdhexaadka ah
|
|
Faylkaan waa qodobka wadahadalka maqaalka. Howshaan waxay leedahay xuquuq gaar ah laakiin qodobka wadahadalka ee maqaalka. wuxuuna ku wareegayaa dood ku saabsan howshiisa dhanka qaabka maaha dhanka mowduuca ama shaqsiyo ka soo muuqda.
Dooro midda ugu wanaagsan xulasho sifaynaysa howshaan
|
|
Yaa isku howlay shaqadaan?
|
Qofka shaqada qabtay:
|
|
Taariikhda samaynta:
|
|
Xogta:
|
Tilmaam meesha aad ka heshay faylkaan. Hadii aad ka heshay Internetka: Fadalan dhig linkiga sawirka meesha ku jira ("http://... .html"), maahaa linkiga oo toos ah ("http://... .jpg"). hadii ay xogtu tahay mid la daabacay: fadlan keen macluumaadka biblographic dhamaystiran (Mu'allifka, ciwaanka lagu daabacay, faafiyaha, sanadka, bogga, IWL.)
|
Cidda adeegsata:
|
|
Maqaalka gabigiis howshiisa waa laga wadahadalayaa laftiisa. (maaha oo kaliya mowduuca sawirka ama shaqsiyaadka ka muuqda)
|
|
Maqaalka waxaa ku jira imasa nooc ee wadahadalka insaykolobediya ku saabsan howsha (aan ku saabsanayn mowduuceean ama shqsiyo). Howsha lafteedu waa daruuri waxayna sugaysaa qodobadaan soo socda:
hadii aysan howshu waafaqsanayn mid ka mid ah labadaan shuroodood, howshaan ha soo galin.
lama adeegsan karo Dooqaan si loo galiyo garaaf taasoo ka haydlaysa shaqsiyaad.
|
|
|
Shaqadaan waxay leedahay xuquuq waana matalaad garaaf 3D, sida dhisme ama howl farshaxan, ama howl dhisme kasta waana moowduuc maqaal asaasi ah.
Dooqyadaan soo sacda keebaa tilmaamaysa howsha?
|
|
ugu horrayn: Tilmaam cidda samaysay howsha asaasiga ah:
|
Soo saaraha:
|
|
Taariikhda uu soo baxay:
|
|
Sababta adeegsiga:
|
|
Mowduuca maqaalka ayaaba ka hadlaya.
|
|
Maqaalku wuxuu ka hadlayaa howsha si faahfaahsan, sidaa daraadeed howshu waa lagama maarmaan si loo kaabo qodobadaan soo socda:
|
Marka xigta: sii macluumaad ku saabsan ruuxii soo saaray faylka ama howshaan:
|
Qofka leh howsha:
|
|
Taariikhda soo saarista howsha:
|
|
Xogta:
|
Tilmaam si huban xagee ka keentay faylkaan. Haddii xogtu ay ku jirto internetka: waxaa lagaa rajaynayaa dhigista linkiga bogga ee aad adeegsato ama tilmaamaysa faylka ("http://... .html")oo aan ahayn linkiga tooska ah ee faylka laftiisa ("http://... .jpg"). haddii xogta lagu daabacay: waxaa lagaa rajaynayaa inaad keento macluumaad biblographic dhamaystiran (Mu'allifka, ciwaanka daabacan, faafiyaha, sanadka, Bogga, IWM.)
|
xaaladda howsha
|
|
waxaa sameeyey qofkii lahaa ama (Milkiilaha xuquuqda) laftiisa.
|
|
ka soo baxay howsha ruuxa leh (ama milkiilaha xuquuqda) howsha waxay hoos imaanaysaa ruqsadda xorta ah, ama ka mid ah dan guud:
p]] Tilmaam nooca ruqsadda ama sharax dhigista Commons guud ee aad doonayso adeegsigiisa dhig dhammaan macluumaadka ee lagama maar maanka ah si ay u cadaato ruqsada faylka la galiyey.
|
|
|
Faylkaan waa howl ruqsad gaar ah. Sida sawir elektaronik ee muuqaal shineemo ah, qayb ka mid ah qisooyin sawiran, ama qayb yar oo musug hees ah. waana lagama maarmaan sugidda aragtida ee wadahadalka ku saabsan mowduuca.
Dooro qeexista uga wanaagsan uu matalayo faylka ee la doonayo galintiisa?
|
|
Mu'allifka howsha:
|
(Aasaasaha howsha ama qofka haysta xuquuqda adeegsiga)
|
Taariilhdii la sameeyay:
|
|
Source:
|
(Si cad u tilmaam xagee ka keentay faylkaan?)
|
Sharax mowduuca aad ku soo qaadan doonto faylkaan.
|
|
Sida caadada ah, waxaa loo adeegsan doonaan ujeedo la ogyahay ee maqaalka. fadlan hubin iyo koobid. Ha soo qaadan nuqul ah sabab meel kale. Sharax si waadix ah, adigoo adeegsanaya oraaho kuu gaar ah, kuna saabsan faylka.
|
isku day inaad sgaraxdo sababta ay dhib u tahay inaad sii wado wadahadalka adiga oo aan adeegsan faylka.
|
|
|
|
|
Shaqadaanwaa sawirka garbadka shaqo faneed . Waa garbadka banaanka ee buugga, ama CD muusiga ama heesaha ama muuqaal ama DVD ama shaneemo iyo wixii la halmaala. faylka waxaa loo adeegsan doonaa qaab qeexis guud ee ku saabsan moqduuca waxaana la galin doonaa halka sare ee maqaalka. FG: haddii aad doonayso adeegsiga faylka sabab aan taa ahayn dooro "howlo aan xor ahayn ee kale" ee hoos laga helo, intaad kan dooran lahayd.
maxaa ka mid ah dooqyadaan soo socda kaasoo tilmaamaya faylka?
|
|
Author:
|
(Mu'allifka/ milkiilaha xuquuda adeegsiga)
|
Taariikda Faafinta:
|
|
Xogta:
|
(Si cad u tilmaam meesha aad ka heshay faylkaan?)
|
Waxaad adeegsan doontaa sawirka, ama galka, si xog rasmi ah ee qeexis kuna saabsan mowduuca waxaana la dhigi doonaa halka ugu saraysa maqaalka. FG: Hadii aad niyadda ku hayso adeegsiga faylka sabab aan ahayn taa Ha dooranin dooqaan, laakiin dooro "nooc kale ee ka mid ah noocyada shaqada ee aan xorta ahayn" halka hoose.
|
|
|
Kani halkudheg Mu'asasad, ama shirkad, ama calaamad ganacsi ee mowduuca maqaalka. waxaa la dhigayaa sawirka halka sare ee maqaalka si arag ahaan loogu aqoonsado waxa ku saabsan mowduuca. FG: hadii aad niyadda ku hayso adeegsiga faylka sabab aan taa ahayn, Ha dooranin dooqaan, waxaad doorataa "Nooc kale ee ka mid ah nooyada shaqada ee aan xorta ahayn" halka hoose.
Dooro xulashooyinkaan soo socda taasoo ah midda ugu dhow qeexista shaqada?
|
|
Xogta howsha:
|
(Tilmaam meesha aad ka heshay howsha?)
|
Waad adeegsan doontaa sawirka, ama galka, si ah xogta rasmiga ah ee faafinta ee mowduuca waxaana la dhigi doonaa halka ugu saraysa maqaalka. FG: haddii aad niyadda ku hayso faylka sabab aan taa ahayn, Ha dooran dooqaan, laakiin xulo "nooc ka mid ah noocyada shaqada ee aan xorta ahayn" xagga hoose.
|
|
|
Sawirkaan waa mid taariikhi ah ee ruux geeriyooday mowduuca maqaal.
Geeriyooday mudda laga joogo:
|
(Xulashadaan waxaa loo adeegsadaa galinta saworo dad geeriyooday.)
|
Soo saaraha shaqada:
|
(Ruuxii sameeyay ama soo saaray howshaan?)
|
Faafiyihii asalka ahaa:
|
(Macluumaad ku saabsan faafintii asalka ahayd ee howsha sida goorta, qaabka, xagee lagu faafiyay?)
|
Tariikhda faafinta:
|
|
Xogta:
|
(si cad u tilmaam xogta aad heshay ee howshaan ka mid Ah?)
|
Waad adeegsan doontaa, ama faylka, si xog kaabid ah si loo qeexo moqduuca waxaadna ku muujin doontaa maqaalka halkiisa sare. FG: Haddii aad niyadda ku hayso adeegsiga faylka sabab ka duwan taas Ha dooran dooqaan, laakiin xulo "nooc kale ee ka mid ah noocyada howsha ee aan xorta ahayn" halkaan hoose.
|
ku sharax afargeeskaan soo socda sabata ka dhigaysa mustaxiil helista howsha ee howlahaaan:
|
|
FG: shaqsiyaadka goor dhow dhintay, waa inaad la xidhiidhaa kugaranaya si ay kuu siiyaan sawiro xuquuqdoodu ay tahay xor. laakiin dadka dhintay bartamihii qarnigii labaatanaad, waa inaad raadisaa sawirro ka horeeyay oo ay iyaga leeyihiin waxay kuu noqon karaan Commons guud.
|
La kaalay afargeeskaan hoose sharaxaad nagu qancinaysa in galinta howshaan wikipedia ma yeelan doonto wax saameeyn xun ee dhanka maaliyadda ah shaqada milkiilaha xuquuqdaan.
|
|
Ma aqbalayno galinta iyo adeegsiga howl kasta ee ka hor imaanaysa taasoo uu ku heli karo dhaqaale ruuxii lahaa howshaan.
|
|
|
Faylkaygu waa nooc kale ee ka mid ah noocyada shaqadaaan aan xorta ahayn waana ku qanacsanahay inaan awoodo adeegsiga ruqsadda ah "adeegsi dhexdhexaad ah". waan aqriyay waana fahmay mowduuca wax aan xor ahayn ee wikipedia waxaan diyaar u ahay inaan difaaco waxa aan ku qanacsanahay.
Dooro xulasha ugu wanaagsan taasoo tilmaamaysa faylka aad niyadda ku hayso inaad galiso.
|
|
Ruuxa leh howsha:
|
(Magaca qofka ama cidda samaysay howshaan)
|
Faafintii ugu horaysay:
|
(Sheeh macluumaad ku saabsan markii ugu horaysay ee la faafiyay, sida qofkii faafiyay, sababta iyo goobta iyo goorta.)
|
Taariikhda faafinta:
|
|
Source:
|
(U tilmaam si waafi ah shaqadaan xagee ka heshay)
|
U sharax si taaban karo afargeeskaan hoose sababta shaqadaan loogu adeegsanaayo maqaalka:
|
|
Waxaan kaa rajaynaynaa inaad ahaato mid hubiya adeegsadana xaqiiqooyinka. Hakasoo min guurin dhacdooyin meel kale. Sharax, sida ay kulatahay, ahmiyadda wadciga howsha ama garaafka ku jira maqaalka. Nagu qanci maqaalka in uu luminayo ahmiyadiisa haddii aan lagu kordhin faylkaas.
|
Afargeeskaan soo socda, isku day inaad nagu qanciso ku bedelidda faylka/sawirka qeexista qoraalka.
|
|
|
ku sharax afargeeska hoose sababta aan loo adeegsan karin howl xor ah ee kale marka laga hadlaayo fayl kaada.
|
|
Ha iloobin: waxaa suuragal ah kala wareejinta howsha cilad adiga kaa timid xagaada ama qof kale diyaar u ah in uu soo bandhigo howl diyaar u ah. waan diidi doonaa fayl kasta ee sahal ah in dib loo soo saaro
|
Isku day inaad nagu qanciso afargeeskaan soo socda adeegsiga howsha ee wikipedia wax saamayn xun ah kuma yeelan doonto ee dhanka maaliyadda ah milkiilaha xuquuqda:
|
|
Weligaa ha aqbalin galinta iyo adeegsiga howl kasta taasoo ka hor imaan karta manfac kasta maal uu ku heli karo Milkiilaha xuquuqda.
|
Sheegeysaa: waa in aadan ku darin adeegsiga howlo xor ah laakiin waa in uu ahaadaa howl la hubo. waxaana loola jeedaa:
- ha adeegsan faylal xor ah aan daruuri ahayn hal maqaal.
- Ha u adeegsan howl aan xor ahayn maqaalo farabadan.
- Ha adeegsan qayb ka mid ah howsha iyadoon loo baahnayn.
- Ha adeegsan wax heersare ah howsha iyadoon loo baahnayn
Arrinkaas dartiis, Waan ku qanacnay adeegsiga howsha wuxuu noqonayaa halka ugu fog sida horay loo sheegay:
|
|
|
Shuruudaha iyo ruqsadaha gaarka ah, haddii la helo:
|
|
|
adeegso afargeeskaan macluumaadka ama sharaxaada ku saabsan faylka halka munaasabka ku ah:
|
|
|
bedel:
|
sharax, dhaqanka, sabata kugu qasbaysa inaad bedesho faylka ku jira wikipedia faylka aad niyadda ku hayso inaad galiso. kama soo muuqanayo sharaxaadaada bogga faylka, waxuu ka soo muuqanayaa taariikhda bedelka.
|
|
Haa, Waxaan doonayaan faylkaan si degdeg ah looga helo karo dhamaan mashaaariicda Wikimedia, dhamaan luqadaha. waxaan doonayaa inaan galiyo wikimedia commons.
Haddii aad halkaan gujiso waxay ku gaynaysaa Commons. Mana suutoobayso ilaa aad gudaha gashid. halkaan ka hubso haddii aad gudaha ku jirtid gudagal.
|
|
maya, waxaan doonayaa oo kaliya faylkaan inaan galiyo wikipedia yahaan . habkaan waxaad u adeegsartaa oo kaliya wikipedia Soomaaliga. sidaa awgeed, waxaa suurtagal ah in qof kasta u wareejiyo Commons ama adeegsigiisa meelo kale, haddi aadan doonayan nuqulkaa faylka loo wareejiyo Commons samee inaad ku darto {{Keep Local}}.
|
|
Ku soo celinta tusaalahaan iyo ka bilaabista meel cusub.
|
|
|
|
|
Sooma galin mid kamid ah qaybihii aan kor ku soo xusnay. waxaa muuqata faylkaan mas soo galin qaybihiinmid ka mid ah aan kor ku soo xusnay, ama maba hubo in ay ka mid ahayd. faylkaan waxaan ka helay meel uun laakiin maba ogi xaqiiqdii cidda iska leh hadda.
Waa mid laga xunyahay. sababtoo ah maba haysid macluumaad ku filan oo ku saabsan milkiyadda faylka,
Ha galinin wax fayl ah.
Annagu waan kula dareensanahay waan hubnaa inaad ku howlantahay sababa keeni kara in ay xayirto isaykolebediga iyo aqristayaasha... laakiin waan bedelaynaa xuquuqda lahaanshaha ahmiyadeeda weyn mana weynaysanayno fulinteeda. mabdaana asaasiga ah wuxuu yahay shaqo kasta waxay leedahay xuquuq gaar ah mana la adeegsan karo ilaa inta laga ogaado caksigeeda.
- Si guud, in faylasha la galiyo:
- OO aad ka soo heshay internetka, oo aadan fasax u haysan.
- Oo aadan ogayn cidda iska leh ama abuuray ama qofka milkiyadda u leh.
- oo aad ku qanacsantahay in ruuxa iska leh uusan kuu diideeynin adeegsigeeda adiga oo aan ka haysan ogalaasho cad.
- Oo loo faafiyay sababo xayeesiin iyada oo aan la dareemin in loo adeegsaday si xor ah.
- oo ay faafiyeen shirkada sawirada sida "Rooytaris" iyo"Asooshiyeetis barees" iyo "nashnaal juqraafig" ha adeegsan haddii xitaa ay ku qorantahay "adeegsi xor ah".
- Faylasha xorta ah oo lagu faafiya si xor ah "laakiin xayeesiin ah" xeerka wikipedia wuxuu dhigayaa in uu yahay ganacsi.
haddii aadan hubin, waxaan kugula talinaynaa inaad weydiiso dadka khabiilka ku ah kuwaas oo aad kala xiriiri karto su'aal. waad ku mahadsantahay inaad nala fahanto.
|