User talk:Daadir
walaalkiis waa loo baahanyahay qof qoraa oo jecel in oo wax qoro. Waxaa rabi lahaa in aa ku sii sheego, wax kasto oo meeshaan ku qortid in oo waligeed ku qornaanaayo oo aan la tirtiri karin, sidaas darteed iska ilaali wxayaabaha adiga shakhsi ahaantaada kugu saabsan. waligaa ha iska dhiibin telefonkaada ama adareeskaada meesha aa degentahay. Wikipedia waa meel caalami oo qof kasto akhristo, waxna ku qoro ama ka badalo. mahadsanid Maax 13:27, 22 Nofeembar 2011 (UTC) |