Sambuus
Appearance
Magac kale | Sambusa, samusa, sambosak, sambusa, samoosa, singada, samuza, sambosa, somasi, somaas |
---|---|
Nooca | Cunto duban |
Ka tirsan | Cuwaf, cunto fudud |
Wadanka | Geeska Afrika, Koonfur Aasiya, Asiya, Bariga Dhexe, Afrika, Waqooyi Afrika, Bariga Afrika |
Heerkulka | Shigni kulul ama suugu fudud |
Ka kooban | Daqiiq xashan, barandho, duqad (kaluun, digaag ama hilib xoolo), basal, toon, basbaas, dufan iyo khudaaro kale |
Kala duwanaan | Chamuça |
Sidoo kale fiiri: Cunto Soomaali • Cunto • Raashin (Qureec, Qado, Casho) |
Sambuus, Sabuuse (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : samosa) waa cunto fudud oo laga sameeyo daqiiq, hilib duqad ah, barandho, xawaash iyo khudaar la isku dhex daray laguna dubay saliid kulul.
Sambuusuhu waa cunto aduunka oo dhan laga isticmaalo. oo laga sameeyay dageeg sadaxgees laga dhigay, oo dhaxda hilib iyo qudaar uuga jirto, oo la'isku shiilay. sanbuus waxoo ku macaan yahay, bisbaaska..