Basal
Appearance

Basal waa geed ka baxdo dhulka, waxeena ka midtahay qudaarta lagu kariyo cuntada. basashu waxa ay kamidtahay bahda toonta ee leh urta aadka u xooga badan basashu caafimaadka aad iyo aad ayay ugu fiicantahy
waddanamaha Basal Dundia Milyan Tons
China 20,000,200 Tons
United States 3,300,000 Tons
Faransiiska 500,000 Tons
Japan 500,000 tons
South Korea 1,400,000 Tons
Egypt 2,000,000 Tons
United Kingdom 500,00 Tons