Safaaradaha Soomaaliya
Appearance
Dawlada Soomaaliya waxay safaarado ku leedahay wadamo badan oo caalamka ah; kuwaasi oo tirsan dhamaan qaaradaha aduunka.[1] Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya iyo safaaradaha ayaa masuul ka ah xidhiidhka, heshiisyada iyo cilaaqaadka dowlada Soomaaliya la leedahay dunida inteeda kala. [2].
Europe Continent
- Beljim
- Brussels (Safaarada)
- Boqortooyada Midowday
- London (Safaarada)
- Faransiiska
- Baariis (Safaarada)
- Iswiidhan
- Stockholm (Safaarada)
- Jarmalka
- Baarliin (Safaarada)
- Ruushka
- Moskow (Safaarada)
- Seerbiya
- Belgaraad (Safaarada)
- Talyaaniga
- Roma (Safaarada)
Asian Continent
- Bakistaan
- Islamabad (Safaarada)
- Cumaan
- Muscad (Safaarada)
- Ciraaq
- Baqdaad (Safaarada)
- Hindiya
- New Delhi (Safaarada)
- Imaaraatka Carabta
- Indunisiya
- Jakarta (Safaarada)
- Malaysiya
- Kuwala Lumbuur (Safaarada)
- Qatar
- Dooxa (Safaarada)
- Sacuudi Carabiya
- Shiinaha
- Beijing (Safaarada)
- Suuriya
- Dimishiq (Safaarada)
- Turkiga
- Ankara (Safaarada)
- Yemen
African Continent
- Itoobiya
- Addis Ababa (Safaarada).:
- Nayjeeriya
- Abuja (Safaarada).:
- Tansaaniya
- Dar es Salaam (Safaarada).:
- Koonfur Afrika
- Pretoria (Safaarada).:
The Ameerikas
- Gobolada Midoobay
- Washington, D.C (Safaarada)
- Kanada
- Ottawa (Safaarada)
Gallery
-
Safaarada ee Moskow
-
Safaarada ee Brussels
-
Safaarada ee Kuwala Lumbuur
-
Safaarada ee Baariis
Tixraac
- https://es.wikipedia.org/wiki/Pueblo_%C3%A1rabe
- https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/a/Arabic_language.htm Archived Sebteembar 20, 2022 // Wayback Machine.
- https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/e/European_Union.htm Archived Agoosto 19, 2022 // Wayback Machine
- https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/a/African_Union.htm
- https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/l/Latin_America.htm Archived Sebteembar 1, 2022 // Wayback Machine
- https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/s/Soviet_Union.htm Archived Sebteembar 20, 2022 // Wayback Machine
- https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/p/People%2527s_Republic_of_China.htm Archived Luuliyo ama Luulyo 22, 2022 // Wayback Machine.
- ↑ "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 24 January 2013. Soo qaatay 13 March 2013. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ Lacey, Marc (5 June 2006). New York Times http://www.nytimes.com/2006/06/05/world/africa/05somaliland.html. Soo qaatay 2 February 2010. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)