Jump to content

Dooxa

Ka Wikipedia
Dooxa

الدوحة
ad-Dawḥa
Dooxa is located in Earth
Dooxa
Dooxa
Meesha ay kaga taalo wadanka Qatar.
Wadan Qatar
Maamul degmoAd Dawhah
La aasasay1825
Area
132 km2 (51 sq mi)
Tirada dadka
(2015)[1]
 • Caasimad956,460
 • Cufnaanta dadka7,200/km2 (19,000/sq mi)
Aag saacadeedUTC+3 (AST)

Dooxa (Af Carabi : ar‎, ad-Dawḥa ama ad-Dōḥa, sidoo kale lagu naaneyso: "geed weyne"[2]) waa caasimada iyo magaalada ugu dadka badan ee wadanka Qatar. Caasimada Dooxa waxaa ku dhaqan dad aad u badan oo lagu qiyaasay 956,460 kuwaasi oo ku dhaqan caasimada iyo nawaaxigeeda.[1]

Magaaladu waxay hoy u tahay Jaamacadda Qatar iyo xarun ka mid ah dugsiga ganacsiga ee HEC Paris.


magalloka Doha



































































































Sido kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. 1.0 1.1 . Gulf Times. 20 October 2015 http://www.gulf-times.com/qatar/178/details/459624/doha-municipality-accounts-for-40%25-of-qatar-population. Soo qaatay 23 October 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Fahmy, Heba (4 April 2015). Doha News http://dohanews.co/whats-in-a-name-the-meanings-of-qatar-districts-explained/. Soo qaatay 6 April 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)