Reer guuraa
Appearance


Reer Guuraa (ingiriis: nomadic people) waa dad xoolo dhaqato ah oo inta u badan u guura kolba meesha cows, biyo iyo dhuldaaqsiimeed fiican leh. Inta u badan bulshada Soomaalidu waa reer guuraa hadba ula guura xoolaha meesha roob ka da'o. Miyiga fog ayaay u hayaamaan, nolosha dadka iyo duunyada ayaa kuxiran in reer guuraagu daaq iyo doogsin u doontaan meelaha roobku kada'ay.
Waddanmah tiroka reer guuraa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Afghanistan 1.500,000+
Saudi Arabia 20,000+