Category:Koon
Appearance
Koon
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Koonka (ingiriis: Universe) waa jiritaanka guud ee dhamaan Meereyaasha[1], Xidigaha, Galaagsiyada, baaxado banaan iyo wixii ku dhex jira ee Walax matter, noole iyo wax walba oo kale ah.
Koonku aad ayuu u balaadhan yahay waxana lagu qiyaasaa in ka badan 90 bilyan sanadka-iftiinka[2].
Sida uu sheegay Cilmi Fallagu koonkan eeynu ku nool nahay waxa jira in ka badan bilyan meere, kuwaas oo ku baahsan geesaha koonka.
Qeybaha hoose
Qeybtaan waxaa ku jirto 7 oo ah qeybaha hoose waana 7 oo dhamaantood ah.
Bogagga ku jira qeybta "Koon"
waxaa meeshaan ku jira 40 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 40 gud ahaan.