Jump to content

Jaamacadda SIMAD

Ka Wikipedia
Jaamacadda SIMAD
SIMAD University
Simad University
Halku dheggaXarunta Aqoonta iyo Xigmada
La aas aasayNovember 6, 1999
NuucaUrur tabaruc ah
Hormuudka jaamacaddaDahir Xassan Carab
Ardayda3796
Ardayda dhigata3696
Daraasaadka sare100
Waxay ku taalMuqdisho, Benadir, Soomaaliya
Dhismaha jaamacaddaXarunta
Magacyadii horeSomali Institute of Management and Administration Development
MidabkaCagaar (#008000)
Loo yaqaanSU
Websitewww.simad.edu.so
SU Official Logo

Jaamacadda SIMAD (Af Ingiriis : SIMAD University; laga soo gaabiyay "Somali Institute of Management and Administration Development" micnaheedu yahay "Machadka Maamulka iyo Horumarka Soomaalida") waa jaamacad si gaar ah loo leeyahay oo ku taala magaalada Muqdisho ee wadanka Soomaaliya.[1]

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. "History of SIMAD UNIVERSITY". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-09-09. Soo qaatay 2016-10-09.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)