Jaamacadda Bariga Afrika
Appearance
Jaamacadda Bariga Afrika East Africa University | |
---|---|
La aas aasay | 1999 |
Nuuca | Jaamacad si gaar ah loo leeyahay |
Agaasimaha | Dr. Aadan Sheekhdoon Cali (Xarunta Boosaaso) |
Waxay ku taal | Boosaso/Buuhoodle/Ceerigaabo/Galdogob/Gaalkacayo/Garoowe/Qardho, Puntland, Soomaaliya Coordinates: 11°14′32″N 49°12′7″E / 11.24222°N 49.20194°E |
Dhismaha jaamacadda | Magaalooyin badan |
Midabka | cirdhow, casaan iyo cadaan |
Website | Official website |
Jaamacadda Bariga Afrika (Af Ingiriis : East Africa University; (EAU); (Af Carabi : ar) waa jaamacad si khaas ah loo leeyahay oo ku taala deegaano ka tirsan maamulgoboleedka Puntland ee waqooyi-bari Soomaaliya. Jaamacaddan waxaa asal ahaan lagu aasaasay magaalada Boosaaso, markii dambese waxay gaadhay magaalooyin badan oo deegaankaasi ka tirsan, sida Buuhoodle, Ceerigaabo, Galdogob, Gaalkacayo, Garoowe iyo meelo kale.[1]
Guddoomiyihii ugu horeeyay wuxuu ahaa sheekh Dr Cabdulqaadir Maxamed cabdullaahi xilkana wuxuu hayay ilaa 2008
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ "Nuqul Archive". Puntin. Waxaa laga kaydiyay the original 14 November 2002. Soo qaatay 24 February 2013. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)