Diridhabe
Appearance
Diridhaba Dire Dawa ድሬ ዳዋ ديري داوا Dirre Dhawaa | |
---|---|
Caasimad | |
Farasmagaalka Diridhaba | |
Nickname(s): Dirah Dawah | |
Wadanka | Itoobiya |
Gobol | Dire Dawa |
Zone | Dire Dawa |
Degmo | Dire Dawa |
La aasaasay | 1902 |
Dowlada | |
• Nuuca | Golle Caasimad |
• Duqa magaalada | Adam Faarax [1] |
Area | 1,213 km2 (468 sq mi) |
Joogga | 1,276[2] m (4,189 ft) |
Tirada dadka (2008) | |
• Caasimad | 607,321 |
• Cufnaanta dadka | 4,530/km2 (11,700/sq mi) |
• Metro | 1,274,869 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Furaha | (+251) 25 |
Website | www.dire-dawa.gov.et |
Diridhaba (Af Ingiriis : Dire Dawa; Af Amxaari : ድሬ ዳዋ; Af_Oromo: Dirre Dhawaa; laga wado. "Meel raaxo",[3] Af Carabi : ar; Af Soomaali : Diri Dhaba[4] laga soo xigtey: meeshii Dir ku dhaqneyd[5]) waa caasimad ku taala wadanka Itoobiya taasi oo degan yihiin Soomaali gaar ahaan beelaha dir iyo gabooye, Oromo, Canfar iyo Amxaaro.
Sida lagu sheegay buuga la yidhaahdo "Futuh Al Habasha: Conquest of Abyssinia", deegaanka waxaa loo bixiyay magaca Diri Dhaba markii ay soo dageen beesha Dir iyo beesha gabooye ah wakhti lagu qiyaaso shan qarni ka hor.[6]
Muuqaalo
-
Tareenka Diridhaba
-
Maabka deegaano ku yaala Itoobiya
-
Shirkada Sibidhka Itoobiya
-
Tagaasida Dire Dawa
Sidoo kale fiiri
Tixraac
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2010-11-10. Soo qaatay 2016-10-29. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ http://www.fallingrain.com/world/ET/48/Dire_Dawa.html
- ↑ Kefale, Asnake. "Ethnic Federalism and Conflict Management in Ethiopia: The Case of Dire Dawa" in Luc Sindjoun (ed.)'s The Coming African Hour: Dialectics of Opportunities and Constraints, p. 209. Africa Institute of South Africa (Pretoria), 2010. Accessed 15 Feb 2014.
- ↑ Referencing Dir confederation of Somali clans which inhabit vast area between the Red Sea and Dir Dawa. See Dir.
- ↑ academies, prepared by a number of leading orientalists ; edited by an editorial committee consisting of H.A.R. Gibb ... [et al.] ; under patronage of the international union of. (New ed.). E.J. Brill. ISBN 9789004161214. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ ʻArabfaqīh, Shihāb al-Dīn Aḥmad ibn ʻAbd al-Qādir (2003-01-01). Annotation: Dir, According to Huntingford a settlement which may be modern Dire Dawa. Tsehai Publishers & Distributors. p. 24 https://books.google.com/books?id=YgIwAQAAIAAJ. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)