Ceeldhaab
Appearance
Ceeldhaab waa degmo ka tirsan gobolkii sool hadana loo yaqano saraar degmada waxa dega beesha reeryoonis gaar ahan baalayal waxay ku taala woqoyiga magalada caynaba waxay oog u jirtaa 15km[1] degmadu waxay ku taala dhul aad u quruxbadan ooku haboon dhinac kasta sid abeeraha xoolaha iyo wixi lamid ahba waxay u dhexesa magaladu degmoyinka caynaba iyo oog waanagoob istaratiji ah marka loo eego deganka ay ku taalo.[2]
Ceeldhaab | |
---|---|
Town | |
Country | File:Flag of somalia.svg Somaliland |
Region | Saraar |
Area | 14 km2 (5 sq mi) |
• Land | 1 km2 (0.4 sq mi) |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 12,000 |
• Cufnaanta dadka | 860/km2 (2,200/sq mi) |
4000 | |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |