Jump to content

Babaay

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Cambe babaay)
Kani waa maqaal ku saabsan cambe babaayga. Qoraal kale fiir Cambe
Babaay
Geedka Babaayga iyo midhaha uu dhalo
Iskutalaalka babaayga
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
(darajo la'aan): Angiosperms
(darajo la'aan): Eudicots
(darajo la'aan): Rosids
Dirka: Brassicales
Bahka: Caricaceae
Duulka: Carica
Noocyada: C. papaya
Magaca laba-geesoodka ah
Carica papaya
Carl Linnaeus[1]
Soo saarka babaayga sanadkii 2005, oo ka muuqato wadanada ugu soo saarka badan sida Baraasiil

Babaay, Cambe babaay (Af Ingiriis : papaya; Af Carabi : ar‎) magaca Saynis "Carica papaya", waa midho ka mid ah khudaarta ka baxda geedka Karika. Babaayga, sidoo kale loo yaqaano Cambe babaay waa midho bisil oo leh faa'iido iyo nafaqo badan.[2]

  1. Carica papaya was originally described and published in Species Plantarum 2:1036. 1753. GRIN (9 May 2011). "Nuqul Archive". USDA, ARS, National Genetic Resources Program. Waxaa laga kaydiyay the original 24 September 2015. Soo qaatay 10 December 2010.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2019-05-23. Soo qaatay 2015-09-22.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)