Jump to content

Bulaxaar

Ka Wikipedia
Bulaxaar
Magaalo
Silsilado taxane ah oo ka mid ah guryaha ku yaal bartamaha magaalada Bulaxaar.
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
Coordinates: 10°23′02″N 44°25′12″E / 10.38389°N 44.42000°E / 10.38389; 44.42000
Wadanka Somaliland
GobolkaSaaxil
Tirada dadka
 • Dhammaan1,034
 917
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha+252

Bulaxaar waa magaalo xeebeed oo qadiim ah oo ku taalo gobolka Saaxil ee somaliland. Degmada waxay kutaala xeebta Badda Cas . Bulxaar waa magaalo ku fiican kalluumeysiga iyo xoolaha waxa daga beelaha Abokor ciise iyo Makaahiil. Dadka reer bulhaar waa bulsho suugaan yahan ah oo gabayada iyo heesaha aad u alifa sidoo kale waa dad aftahama ah rag badan oo eroyo dhaxala ka tagey ayaa ku noolaa waxaana ka mida Farah cali dhagaseyn dayuur baarud uurmaax Tahar Yusuf (ganagana) waa magaalada uu ku dhashey abwaan ka weyn xasan xaaji claahi xasan geney

Bulxaar waa degmo qadiim ah waxay magaalada Berbera ujirtaa 70km Hargeisa oo ka xigto dhinaca waqooyi beri waxay u jirtaa 170km oo ka xigto dhinaca beri waxay u jirtaa 16km. Goobta ayaa la rumeysan yahay inay la xiriirto Dekadda Ganacsi ee qadiimka ahayd ee (Isis) oo uu sharxay aqoonyahankii Pliny the Elder .[1] Sida laga soo xigtay Pliny, Dekadda Isis waxay xarun u ahayd ganacsiga malmalka.








  1. . Zaunrith'sche Buch-, Kunst- und Steindruckerei. 1941. p. 212 https://archive.today/20140922204217/http://ww.google.com/books?id=Ko7PAAAAMAAJ. Waxaa laga kaydiyay the original 2014-09-22. Soo qaatay 22 September 2014.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)