Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya البرلمان الاتحادي في الصومال | |
---|---|
Qaabka | |
Qaabka | Laba Aqal |
Magacyada | Aqalka Sare Aqalka Hoose |
Hogaanka | |
Guoomiyaha Aqalka Sare | ?, ? tan iyo 2012 |
Gudoomiyaha Aqalka Hoose | Maxamed Cusman Jawaari, (Xisbi maleh) tan iyo 2012 |
Qaabka | |
Tirada Xubnaha | 329 54 xildhibaan 275 Xildhibaan |
Aqalka Sare Qaybaha siyaasadda | Liiska
|
Aqalka Hoose Qaybaha siyaasadda | Liiska
|
Doorashooyinka | |
Aqalka Sare Doorashadii ugu dambeeysay | 1984 |
Aqalka Hoose Doorashadii ugu dambeeysay | 1984 |
Meesha ay ku kulmaan | |
1984—Golaha shacabka Aqalka Sare—Ufficio Governo | |
Website | |
http://www.parliament.gov.so |
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda: Siyaasadda iyo Xukunka Soomaaliya |
Dastuurka |
Garsoorka |
Qaybaha kale |
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya loo yaqaano Golaha Shacabka Soomaaliya (Af Ingiriis : Federal Parliament of Somalia; Af Carabi : ar) waa Baarlamaanka Qaranka Soomaaliya. Waxaa la unkay Agoosto 2012, xaruntiisana waxay ku taalaa Muqdisho waxa uuna ka koobanyahay laba aqal, oo ukala baxa Aqalka sare iyo Aqalka hoose.
Af-hayeenka
20 Agoosto 2012, waxa afhayeen si kumeel gaar ah uqabtay Muuse Xasan Sheekh Sayyid Cabdulleh nin ka tirsan Ciidanka Soomaaliya, Cod bixin dhacday 28 agoosto 2012, Waxaa ku guuleeystay Maxamed Cusman Jawaari kadibna waxaa ku xigeeno loo doortay Jaylaani Nuur Iikar iyo Mahad Cabdalla Cawad
Qaab dhismeedka
Baarlamaanka Federaalka, waa mid ah Golaha sharci dajinta oo ukala baxa Aqalka sare iyo Aqalka hoose waana kuwaan Liiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ee lasoo ban dhigay 17 agoosto 2012.
Aqalka sare
Waxa 54 Matalaya Doowlad goboleeyada wali ilaa iyo ahdda lama dhisin.
Aqalka hoose
Waa 275 xildhibaan oo matalaya shacabka
Cod bixinta
Habka Codaynta waxa uu qabaa Qodobka: 47 ee Dastuurka Federaalka Kumeel gaarka waxa qeexi doona sharci gaar ah oo ay dajiyeen Golaha baarlamaan Federalka.
Shaqadiisa
- Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Waxuu udiyaariyaa Xukuumadda sharciyadii ay ku howl gali lahayd.
- Waxa uu doortaa Gudoomiyeyaasha iyo ku xigoonadooda, waxa uuna leeyahay awooda sharci dajineed ee dalka.
- Waxaa taa udheer in ay soo xadeeyso xuduudaha Dawladda gobaleedyada ee ku dhax yaal Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Gudiyada Baarlmaanka
- Arrimaha dibadda
- Arrimaha gudaha
- Arrimaha difaaca
- Arrimaha federaalka