Jump to content

Baargaal

Ka Wikipedia
Bargal

Baargaal

بارجال
Magaalo
Muuqaalka Baargaal
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
Wadanka
  1. REDIRECT Template:Country data Soomaalia
GobolBari (Gobol)
DegmoBaargaal
Tirada dadka
 • Dhammaan8,200
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Baargaal (Af Ingiriis : Bargal, Af Carabi : ar‎) waa magaalo ku taala waqooyibari gobolka Bari ee wadanka Soomaaliya. Baargaal waa degmo ku taalo gobolka Bari ee dhinaca woqooyi bari ee dalka Soomaaliya. Degmadaan waa degmo xeebeed waxeena ku taalaa meelaha buuraha ah woqooyiga gobolka bari ee dhinaca maamul goboleedka Puntland.