Jump to content

Af Swati

Ka Wikipedia
Af Swati
Swazi
siSwati
Dhalad u ah
U ah afka hooyoL1: 2.3 milyan  (2013–2019)
L2: 2.4 milyan (2013)
Qoyska luqada
Niger–Congo
  • Atlaantik–Kongo
    • Volta-Kongo
      • Benue–Kongo
        • Bantoid
          • Bantoid Koonfur
            • Bantu
              • Bantu Koonfur
                • Nguni
                  • Tekela
                    • Af Swati
Hab qoraalkaFar Laatiin (Xuruufta Swazi)
Braille Swati
Ditema tsa Dinoko
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmiKoonfur Afrika
Eswatini
Koodka luqada
ISO 639-1ss
ISO 639-2ssw
ISO 639-3ssw
Luqadda la adeegsado99-AUT-fe
Guthrie codeS.43[1]

Af Swati ama siSwati waa luqad laga hadlo Eswatini, Koonfur Afrika, Lesotho iyo Musanbiig. Af Zulu way isku dhow yihiin.

Meelaha luqad hoyo u yahay Af Swati ee Koonfur Afrika (meelaha cagaar mugdi ah way tiro badan yihiin iyo meelaha cagaar khafiif ah waa laga tiro badan yahay)

Bonkhe bantfu batalwa bakhululekile balingana ngalokufananako ngesitfunti nangemalungelo. Baphiwe ingcondvo nekucondza kanye nanembeza ngakoke bafanele batiphatse nekutsi baphatse nalabanye ngemoya webuzalwane.[2]

Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.