Lesotho
Appearance
Coordinates: 29°28′S 27°56′E / 29.467°S 27.933°E


Lesotho ama Boqortooyada Lesotho waa wadan yar oo ku yaalo koonfurta hoose ee qaarada Afrika. Wadankaan wax xeeb ah badda kuma lahan, waxaa ku wareegan dalka Koonfur Afrika.
Taariikh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Lesotho waxaa la abaabulay 1822di, waxaana gumeesan jiray gumeestihii ingriiska. wadankaan markiisa hore waxaa la dhihi jiray "Basutoland" waxaana loogu magac daray qoomiyada degan oo la dhoho "sotho".