Xajar aswad
Appearance
Xajaru Aswad (Afka carabiga; الحجر الأسود) oo micno ahaan laga wado "Dhagaxa madow" waa dhagax qiimo aad u weyn ku leh muslimiinta agtooda, dhagaxaan ilaahay ayaa ka keenay Janada, waxa uuna ku dhex jiraa gudaha Kacbada, wuxuu Nabiga scw ku dhahay Xadiis: "Xajaru Aswadka wuxuu janada ka yimid asigoo ka cad caanaha waxaana madoobeeyay dambiyada banii aadanka" [1] [2] [3].
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ رواه الترمذي عن ابن عباس. (صحيح) حديث رقم: 6756 في صحيح الجامع
- ↑ حديث نَزَلَ الْحَجَرُ الْأَسْوَدُ مِنَ الْجَنَّةِ، صحيح الترمذي Archived 2017-09-04 at the Wayback Machine
- ↑ صحيح الترمذي، حديث رقم 802