Wikipedia:Oraahda Maanta
Appearance
Oraahda Maanta Sida caadiga ah waa Halku-dheg ay sheegeen dad wax garad ah sidoo kale waa maahmaahaha Soomaaliyeed, kuwaasoo lagu soo bndhigo doono Bogga Hore ee Wikipedia Soomaaliga.
Habka
[wax ka badal xogta]waxaa la doonayaa in ay ahaato Oraahda Maanta mid ka turjumaysa dhammaan Hababkaan soo socda:
- Adeegsiga {{Oraahda Maanta}} si oraah loogu daro (Soo booqo template ka sharaxaadiisa)
- in la heli karo Xigasho ilao lagu kalsoonyahay taasoo u sugaysa qofkii yiri, waxaa laga doonayaa qofka sameeyey bogga oraahda inuu ku qoro bogga wadahadalka hadii uu shaki uga jiro.
- Qofkii oraah laga sii xigto waa in uu ku leeyahay bogga wikipedia maqaal ka hadlaaya taariikhdiisa.
- Maah maahaha ka ilaali kuwa xasaasiyad dhalin kara sida mid qabiil wax ka sheegeeysa
- (Xasan Sheekh Maxamuud) hal ku dheg uu leeyahay ma haboono inaat 10 jeer qorto.
Ku darista Halku dhegga
[wax ka badal xogta]Si aad oaraah ugu dorto raad raac habkaan soo socda:
- Guji Ku dar Oraahda
- Ku dar oraah cusub maqaalka faaruqa ah adigoo adeegsanaya {{Oraahda Maanta}} (Raadraac habka adeegsiga templateka)
- Bogga Kaydi
- Wax ka bedel tirada hadiiba lagu daray tiro dheeraad ah.
- Dhamaad!
Waxa la xiriirra
[wax ka badal xogta]Tirada hadda tirsigeedi waa: 7 - Wax ka bedel tirada