Uurjiif
Appearance
Uurjiif (ingiriis: foetus / fetus) waa ubadka aan dhalan, ee weli xubnaha ilmo galeenka ku jira. Uurjiifka wuxuu isu bedela uurjiif hanaqaadaya marka uu garaaca wadnahu bilaabo ee ah usbuucda shanaad ilaa uurjiifka xubnaha jirka yeelo ee ah usbuuc kow-iyo-tobnaad. Uurjiifka gabagabaynta waa marxaalada uurlahaanshaha uu uurjiifka xubnaha aasaasiga oo dhan leyahay. Marxaalada xiliga gabagabeynta uurjiifka wuxuu leegyahay muddo oo ah seddex rubucyo ee dhammaanta muddada uurlahaanshaha.[1]
Raadraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Lee, Susan; Ralston, HJ; Drey, EA; Partridge, JC; Rosen, MA (August 24–31, 2005). "Fetal Pain A Systematic Multidisciplinary Review of the Evidence". Journal of the American Medical Association. 294 (8): 947–54. doi:10.1001/jama.294.8.947. PMID 16118385. Two authors of the study published in JAMA did not report their abortion-related activities, which pro-life groups called a conflict of interest; the editor of JAMA responded that JAMA probably would have mentioned those activities if they had been disclosed, but still would have published the study. See Denise Grady, "Study Authors Didn't Report Abortion Ties" Archived 2009-04-25 at the Wayback Machine, New York Times (2005-08-26).