Umusho qalliinka
Appearance
Umushaha qalliinka (Af Ingiriis : Caesarean section; Af Carabi : ar) waa bixitaanka uurjiifka oo ka yimaada ilmogaleenka, ku-xigeenka na siilka ee qalliink leh ka dib caloosha ka yimaado. Waqti qaadka umushaha qalliinka wuxuu u dhexeeya 45 dhaqiiqo ilaa 1 saacad. Ururka World Health Organization wuxuu ku talo bixiyay in umushaha qalliinka kaliya la isticmaalo waqtiyada lagu jiro xaalad degdeg ama marka ay lagama maarmaan tahay.[1][2]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Safe Prevention of the Primary Cesarean Delivery". American Congress of Obstetricians and Gynecologists and the Society for Maternal-Fetal Medicine. March 2014. Retrieved 23 January 2022.
- ↑ Kassebaum NJ, Bertozzi-Villa A, Coggeshall MS, Shackelford KA, Steiner C, Heuton KR, et al. (September 2014). "Global, regional, and national levels and causes of maternal mortality during 1990-2013: a systematic analysis for the Global Burden of Disease Study 2013". Lancet. 384 (9947): 980–1004. doi:10.1016/S0140-6736(14)60696-6. PMC 4255481. PMID 24797575.