Jump to content

Timo

Ka Wikipedia
goobaha ay timuhi ka baxaan

Timo waa wadarta tin.

  • Timaha saxaaxda waxaa la dhahaa shuunka
  • Timaha wejiga waxaa la dhahaa garka
  • timaha maqaarka xayawaanada waxaa la dhahaa saan

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]