Thiin kakan

Thiin kakan ama Tiro kakan waa tiro loo qoro qaab isku beegnaan ah 1----1 ama halka iyo . ayaa ka dhaxeysa baraha xarriiq tiro iyo tirooyinka maangalka ah, taasoo inoo fududeyneysa shaqaynta Aljabraha. Tusaale ahaan ma jirto tiro maangal ah oo raalligelineysa isle'egta : . Isle'egta iyo wixii la mid ah si aynu u furfurno waxaynnu adeegsaneynaa ururka tirooyinka kakan.
Tirooyinka habdhiskaa ku jiraa waxey ka koobanyihiin, lammaanayaal hoorsan oo maangal ah (a, b). Sidaa daraadeed, way inoo suuragelaysaa inaynu iskubeegnaan 1------1 ka dhaxeysiino tirooyinka kakan iyo dhibcaha sallax ka koobanyahay. Guud ahaan Zi waxey u taagantahay lamaanayaal hoorsan oo tirooyinka maangalka ah K-na waxey u taagantahay ururka tirooyinkaa oo dhan.
Haddii : oo markaa :
go'aanka halkaas inooga soo baxaya waa in:
= ( a , 0 ) :
= []