Template:Sawirka Maanta 9 May
Appearance
Jeerta ama Jeer, waa xayawaan ku nool Biyaha iyo Berigaba oo Naasley ah, waxoo u badanyahay wabiyada. waa xayawaan ku nool dhulka saxaraha ka hooseeya ee Afrika. Waa xayawaanka sadexaad ee Berri kunoosha ugu miisaanka culus isagoo weliba aad uga gaaban Geriga. Jeertu waxay ku nooshahay webiyada iyo harooyinka. Maalintii inta badan waxay ku jirtaa Biyaha, waxay ku rintaa (isugu galmootaa/isku saarataa) dhashaa Biyaha dhexdooda. Waxay isu raacdaa koox koox.