Template:Sawirka Maanta 18 May
Appearance
Boolo ama Boolo Boolo waa shimbir dalqo weyn leh oo afka biyo ama malaay ku qaadata, shumbirtaan waxeey u-badan tahay meelaha biyo deegaanka ah ama xeebaha, Shimbiraha nuucaan waxeey ku noolyihiin aduunka oo dhan.