Template:Cod
Appearance
Ujeedka
[wax ka badal xogta]Tusmadaan waxaa loo adeegsadaa si loogu daro gal cod ah maqaalada si loogu kaabo ku dhawaaqista weedh ku jirta maqaalka iyo wixii la mid ah.
Adeegsiga
[wax ka badal xogta]{{Cod|magaca galka cod dheererkiisu yahay|qoraal la doonayo in lagu daro kaasoo ruu riixi doona si uu u shaqeeyo galka codka ah}}
Tusaale:
'''Alabama''' ({{Cod|en-us-Alabama.ogg|/ˌæləˈbæmə/}}) is a state located in...
Natiijada waa sidaan soo socota:
- Alabama ( /ˌæləˈbæmə/) is a state located in...
waxaa xusid mudan marka la daabaco linkiga wuu qarsamayaa "/Macluumaad?" Natiijadana waxay noqonaysaa sidaan:
- Alabama ( /ˌæləˈbæmə/) is a state located in...
sidoo kale adeegsiga dooriyaga |help=no
Wuu shaqayn waayay linkiga "/Macluumaad?", Xaaladaas sidaas ah waxaa laasim ah ku darista tusmada {{inline audio}}
ee halka bogga ugu sarraysa.