Talk:Reeryoonis
== beela waynta Reer Yoonis writer by : جمال بن جبريل بن عثمان
Muuse Abokor
Dadka ay dhalyo wadagaan
Maxamed Abokor, Samane abokor, Cumar Jibriil iyo tolka kalee ee beesha Habarjeclo
Beesha Muuse Abokor waa beesha ugu badan Habarjeclo oo ah 2/3 waana beel balaadhan oo 5 gobol oo somaliland ah degta, Togdheer, Saaxil, Sool, Saraar, iyo Sanaag, Waana beesha ugu deegaanka badan Somaliland. Muuse Abokor wuxuu soohdin la leeyahay MUUSE ISMACIIL iyo Muuse Arreh (HY) dhinaca waqooyi-bari, sidoo kale waxay soohdin la leeyihiin Dhulbahante dhinaca bariga iyo dhinaca konfuur-bari, ugu danbeyn m Habar Awal (ciise muuse) oo dhinaca dhinaca galbeedka.
ceerigaabo sanaag
Reeraha Muuse Abokor
Reeraha ugu waaweyn:
biciide
REER YOONIS
cali barre
uduruxmiin muuse
idarays muuse
Bahmajeelo
maxamed barre
buraale yoonis
Muuse Abokor wuxuu u kala baxaa 14 reer oo kala ah:
Uduruxmiin Muuse
Axmed Faarax Biciide
Reer-idle
Cali Barre
Bahmajeelo
Maxamed Barre
Bahsanbuur
Idarays Muuse
Beesha Baho
Buraale Yoonis
Beesha Bahsanbuur
Samatar Biciide
looge maxamed
allamagan maxamed
maxamed cismaan
Bare Cismaan (reer bare)
Abtirsiinta
Sheikh Ishaaq Bin Ahmed (Sheikh Ishaaq) Muuse Isaaq (Habarjeclo)
Abokor Muuse
Jibril Abokor
Abokor Jibril
Maxamed abokor
Samane abokor
'''Muuse Abokor'''
Uduruxmin Muse
Idris Muuse
Cabdiraxman Muuse caliu
Cisman Cabdiraxman (Bah Majeelo)
Cabdille Cabdiraxman (Bah Majeelo)
Isaaq Cabdiraxman (Bah Majeelo)
Yoonis Cabdiraxman (Reer Yoonis)
Maxamed Yoonis
Cismaan Yoonis
Barre Cabdiraxman
Cali Barre
Maxamed Barre
Yoonis Barre
Buraale Yoonis
Biciide Yoonis(Biciide)
Iidle Biciide
Wadhowr Biciide (Bahsanbuur)
Samatar Biciide (Bahsanbuur)
Farah Biciide
Ahmed Farah
Iidle Farah (Rer Iidle)
CUmar Farah (Boho)
Fahiye Farah (Boho)
Muuse Farah (Boho)
Roobsuge Farah (Boho)
Geedi Farah (Boho)
Wacays Farah (Boho)
Sahal Farah (Boho)
Cabdille Farah (Bah Farwiyo)
Cali Farah (Bah Farwiyo)
Magaalooyinka iyo Deegaannada ay Muuse abokor degaan.
Beeshu waxay degta dhulka ugu baladhan somaliland waxana ka mida ah min laga bilabo berbera ilaa xiis oo ay u dhaxayso ku dhowad 500km sidoo kale laamiga teedsan burco ilaa ceerigaabo sidoo kale laamiga gobolka sool aada iyo deegaan kiisa oo dhan ilaa guumays.
Siday u kala degan yihiin
Beelaha maxamed yoonis iyo bahmajeelo waxay gebi ahaan degan yihin gobolada saaxil iyo togdheer, beelaha cismaan yoonis, cali barre, maxamed bare iyo qaybo kamida reer iidle waxay degan yihin gobolka saraar iyo sool, beelaha uduruxmiin, idarays, bahsanbuur, axmed faarax, reer buraale yoonis waxay degan yihin gobolka sanaag iyo sido kale saaxil.
Gobolada
saraar sool saaxil sanaag togdheer iyo wadamada ethiopia, kenya iyo somalia .
Deegaanda
ceerigaabo
caynaba
ceelafweyn
garadag
Xiis
gudmo biyocas
Oog
bixin
barkada cali xirsi
degmada badwayn
ceeldibir
ceeldhaab
ceelbaxay
ceeryaan
Degmada madaxyaweyn
degmada ceelal
dayaxa
dhanaano
dararwayne
fadhigaab
fiqi ayuub
garabcad
higlo
huluul
Harti yimid
jablehe
karin
Kalsheekh
Kalmac
laasadhagaxguduud
laasmuuse
laasciidle
laasdoomaare
raaribuul
ruguuda
shalcaw
sincarro
soddonlay
waridaad
warta xooga
xamilka
xundhurgaal
Yufle
Gowsawayne
Faraguul
Fadhiyar
God-heeli
Shiisha
Dhooba cantuug
Galjano
Barekhaawi
Taygara
Beerweeso
Dhadhiinyaxye
Boodhlay
Karinbiyood
Bocoolo
Darayle
Biyodhacy
Goodcaanood
Qacab
Durdur
Ceelcade
Bali ciise
Buqdharkayn
Garuble
Cag iyo dhabardalool
ilad
ilad garood
Kalshiikh
Yufle
Raqas
Maax
Goddaray
Uurweyn
Wardheer
Urgumi
galciidle
Kaam Maaweel
Siigadheer
Mashruuca
Wiriir
Tuur cabdule
Tuurciyaal
Daraylamood
Ceelnimcoon
Balanbaal
Kalaxuunsho
Qoridheere
Ceelal
laasgalool
Gal iyo qac
tukub
dhoomo
dhuurcilaan
cilaamo
laasojaan
Siraadlay
Suufdheere
Dagaar
taygara
godheeli
fadhiyar
Dadka caanka ah
Halgamaa
xaaji suudi
muj[ guray xadhigle
kite fiqi
Siyaasiyiinta ugu caansan waxa kamida :
Michael mariani
Maxamuud xaashi
Xasan gaafaadhi
NUUR AMAAN
Yusuf Maxamed Cali (Tuke)
dube caliyare
axmed kayse
Dhoola yare
Axmed xayir maareye
Cali sicid raygal
Hinda Cali Biikalo
Axmed Nuur
Faahiye, Axmed Rooraaye
AxmedJiir
Abdalle Ali Saed
Fanaaniinta waaweyn: saynab cige
saafi ducaale
cabdirisaq saleban gaas
saabriiina muuse
Qaar ka mida Culimada ugu Caansan:
sheekh ismaaciil tabliiq
sheekh Cali warsame
Oday dhaqameed-yada ka soo jeeda muuse abokor
Suldaan Cali Muuse suldaankii u horeeyay ee Habarjeclo.
Suldaan Cabdilahi Suldan Cali (suldaanka guud ee beel-weynta Habarjeclo).
Boqor cismaan Buurmadow (Boqorka soomaaliyeed)
Sidoo kale waxa jira suldaano ay leeyihiin beelaweynta muuse abokor Sida:
Suldaan Siciid Yuusuf Suldaanka Biciide
Suldaan ismaaciil Nuur wacays(qudde) suldaanka bahsanbuur
Suldaanka reer iidlaha, suldaanka cali baraha, suldaanka uduruxmiinka.
Tijaarta ka dhalatay
INDHA DEERO GROUP
ALHARBI
ASLI MAYDI
AL IKHWA
MUBAARIK Pharmacies
Shaahyahan
MUBAARIK fuel station 154.115.253.4 09:55, 28 Jannaayo 2015 (UTC)