Jump to content

Siyaasada fiisaha ee Sacuudiga

Ka Wikipedia

Dadka soo booqanaayo Sucuudiga waa inay heestaan fiiso hadii aysan ka mid eheen dalalka laga reebay fiisaha. dadka soo booqanaayo qaarkood waxay xaq u leeyihiin inay fiiso ka helaan khadka tooska ah ama marka ay imaadaan, halka kuwa kale ay u baahan yihiin inay ka dalbadaan mid ka mid ah safaaradaha sucuudiga kahor inta aysan imaan. Dhamaan dadka soo booqanaayo waa iney haystaan ​​baasaboor shaqeynaya lix bilood.[1]

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2020-03-02. Soo qaatay 2020-03-02.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)