Sheekhaal Jaziira
Sheekhaal Jaziira (Mohamed fiqicumar)
Sheekhaal Jaziira waa mid ka mid ah beesha Sheekhaaled waxa ay kaso jeedan Sheekh Baaxasan (mohamed fiqicumar )
Sheekhaal Jaziira (Aala Baaxasan) waxay ukala baxaan ilaa 3 jifo oo kala ah. 1) Reer Xaaji oo ah curada (Hassan) 2) Reer Qasim 3) Reer MaadBaaxasan:
Sheekhaal Jaziira waa mid ka mid ah Beelaha baanaadiriga ugu caansan xadaaradaha soo jireenka ah, loo yaqaan ama loo garan ogyahay fidinta Islaamka.
Jaziira oo ah deegaanka loogu magac daray beesha Sheekhaal Jaziira Waxay ku taala Gobolka Shabellaha Hoose
Sheekhaal Jaziira waa dad caan ku ah aqoonta iyo waxqabadka, Waxay kaloo caan ku yihiin ganacsiga, beeraha, kalluumeysiga, waxbarashada diinta iyo maadiga.
Sheekhaal Jaziira waxay ahaayeen kuwa ugu ilbaxsan caanna ku ah ganacsiga waxayna keeni jireen waxyaabaha ugu muhiimsan sida Dahabka, dharka iwm.
Dadka Caanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]1-Sheekh Cumar Xaaji , mid kamid ah culumada xamar qarniga 17aad , oo xamarweyne ku aasan , gaar ahaan masjidka mataanaha
2- Professor Cabdi Axmed Maxamed Baafo , Wasiirki hore ee Wasaarada Beeraha