Jump to content

Sharoobo

Ka Wikipedia

Sharoobo

Noocyo kala duwan oo daawada ka mid ah.

Sharoobo (Ingiriis: Syrup) waa dareere kimiko ka samaysan isku dhisyo dhowr nooc ah, taas oo loogu talo galay ineey la dagaalanto xanuun.

Dawada sharoobooyinka waxa laga qaataa afka kaas oo caloosha taga ka dib markuu milmo raaca xididada dhiiga, qaar kale maqaarka sare ee jidhka ayaa la mariyaa.

Guud ahaan, dawadu waxay u kala baxdaa labo nooc: mid dareere ah, sida sharoobooyinka; iyo mid adke yaryar ah sida kiniinka.

Intaas waxaa dheer, daawada waxa laga sameeyaa dhirta, macdanta, xoolaha, kimikooyin la isku darey iyo xataa waxyaabo laga keeno badaha.