Saalax Naaji
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Saalax Qaasim Naaji)
- Sharaxaad badan iyo faahfaahin fanaaniinta, fadlan fiiri Fanaaniinta Soomaaliya.
Saalax Qaasim Naaji صالح قاسم ناج | |
---|---|
Ku dhashay | Muqdisho, Banadir | Maajo 21, 1943
Degenaansho | London, England, Boqortooyada Ingiriiska |
Qoomiyada | Soomaali |
Shaqada | Heesaa, Fanaan, laxamiiste, jilaa |
Sanadaha Shaqada | 1963kii-2000 |
Ka tirsan | Hobolada Waaberi (1970-1998) |
Shaqooyinka ugu muhiimsan | Heeso wadani, heeso jacayl, qasaa'id |
Magaalada ka soo jeedo | Xamar, Banadir |
Diinta | Sunni Islaam |
Saalax Qaasim Naaji (Af Carabi : ar) waa fanaan weyn oo ku hees Af-Soomaaliga kaasi oo leh suugaan iyo heeso aad u badan.[1] Heesaha uu qaado fanaankani oo u badan jacayl, wadani, goobaabin, talo-siin, dhiiri-gelin iyo wanaag darteed ayaa Saalax Qaasim sharaf iyo sumcad ku dhex leeyahay Fanka Soomaalida.