Jump to content

Rogaal-celinta matoorka

Ka Wikipedia
Qalabka rogaal-celinta ee ku suntan matoorka CFM56 ee nooca Airbus A321


Rogaal-celinta matoorka (Ingiriis: Thrust reversal, engine reverse thrust) waa rugasho ku-meel-gaadh ee diyaaradaha ee lagu talagalay in socdaalka diyaarada la wiiqo ama la istaajiyo. Ujeedada qalabka rogaal-celinta matoorka diyaaradaha waxaa ah in fogaanshaha degida diyaarada la gaabiyo.[1]


  1. Linke-Diesinger, Andreas (2008). "Chapter 8: Thrust Reverser Systems". Systems of Commercial Turbofan Engines: An Introduction to Systems Functions. Springer Berlin Heidelberg. doi:10.1007/978-3-540-73619-6_8. ISBN 978-3-540-73618-9.