Qaybta 6 ee curiye
Appearance
G 5aad < Guruubka 6aad > G 7aad



Guruubka 6aad waa qeybta 6aad ee safafka Diwaanka Curiye. Si la mid ah qeybaha kale ee d-block, guruubkan wuxuu ka kooban yahay 4 curiye kuwaas oo kala ah: Koroomiyaam (Cr), Molybdenum (Mo), Tungsten (W) iyo Siiborgiyaam (Sg).
Dhamaantood waxay ka tirsan yihiin Transitional Metals. Curiyayaashan oo mararka qaar ah dareere, ayaa markey adkeha yihiin leh midab madoow ah.